|

Daawo:Maamulka Puntland oo eedo culus dusha ka saaray Maamulka Somaliland iyo Cali Khaliif+Arrinta Garoonka Buuhoodle-Video

Kadib markii dhowaan maamulka Somaliland iyo Xubno ka tirsan Khaatumo ay soo saaren 10 Qodob oo Ka dhan ah Buuhoodle, Islamarkaana ay eedayn dusha uga Tuureen Puntland iyo Dawladda Soomaaliya, Islamarkaana Garoonka Buuhoodle aysan cidi kasoo degi karin, Ayaa waxaa Arintaasi dhankooda kasoo Jawaabay maamulka Puntland.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

C.laahi Maxamed Jaamac Qudhaan-jecel Afhayeenka Madaxtooyada Puntland ayaa sheegay in Hawada Madaarka Buuhoodle ay maamusho Puntland, Islamarkaana wuxuu eedayn Dusha uga Tuuray maamulka Somaliland “Cali Khaliif wuxuu ahaa nin horey ugu shaqeeya Somaliland, Hadana Puntland waxay ka digaysaa Shaqaaqooyinka Somaliland iyo Cali Khaliif ka wadaan Gobolka Cayn “ Ayuu yidhi

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=50188

Posted by on Aug 31 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Daawo:Maamulka Puntland oo eedo culus dusha ka saaray Maamulka Somaliland iyo Cali Khaliif+Arrinta Garoonka Buuhoodle-Video”

  1. Bismillaah
    Fadlan waxan oo kale wax dan oo ugu jirta, ummadda reer Khatumo, ma aha. Waa war buun buuniya Kashmiir!.

    Webkan horufadhi, wuu soo Arabian-garoobayaa, yacnii jiljileecii buu soo baranayaa. Waa maxay ” Maamulka Puntland oo eedo culus dusha ka saaray Maamulka S/land iyo…”, Madaxweynaha Khatumo mise Cali Khaliif. Waa suaal da`wyne Bilaadu bint xagay ka talisaa. 26 qof bay haysaa uu ugu weyn yahay Camey. Ma intaas bay ku sheegan dhulka Khatumo, yaaaab!. .Tareenka Khatumo maalinba dad baa ka dega, dadna way soo raacaan. Runtuna waa xaqa iyo danta dadka. Maanta maalin ay ka cidhiidhyoon tahay ma jirto. Khatumo ” Ayaan luudiyo Allay leedahay”. WBT

  2. PUNTLAND UJEEDKEEDA KALIYA WAXAA WAAYE

    SOOL IYO SANAAG IYO CAYN WAA DHUL LA ISKU HAYSTO TAAS KALIYA AWOOD KA DHIGAANAAYAAN

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Suaal, qaabka dawlada Khatumo, xubnaheeda xilalka ka haya, ma waxay ku wada jooggaan, nidaam iyo...
  • ali: dulqaadkii waa naga dhamaaday, waxay joogta wakhtigii dhegta dhiiga loo dari lahaa majeerteen. wixii dhacaya ha...
  • Ali yusuf: Way Ina qosliyen Borama laga kopigareyey
  • wiil aadan cigale: Dadkii reer Puntland oo walaalihiin ahaa oo maanta madaxwaynohooda soo dhaweeyay ma quuri waydeen...
  • Ceegaag: Turab, Marka xaqiiq laga hadlo cid ammaanani ma jirto reer SSC, ha ahaadeen ISIMMO ama SIYAASIYIINBA ee uu...