|

Vedio” Deegaanada Ceegaag iyo Goljano oo Ha,yada Humanity Ka Bilowday Gurmad Biyo Dhaamin ah

Deegaanada Goljano iyo Labada Ceegaag ayaa Waxaa Wali ka taagan Abaaro iyo Biyo La,aan Baahsan oo saamayn Balaadhan Ku Yeelatay Bulshada Deegaankaasi Waxana Deegaankaasi haatan la gaadhsiiyey Gurmad Balaadhan oo Biyo Dhaamin ah oo ay Fulisay Ha,yada Scerdo Waxaana Biyahaasi Ku Deeqay Ha,yada Kale ee Humanity oo Fadhigeedu Yahay Dalka Canada.

 

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

 

 

Abdi Xaaji Cali Cilmi oo Wakiil ah Ha,yada Scerdo ayaana Biyahaasi Gaadhsiiyey Deegaanadaasi oo Xiligan Biyo La,aa Baahsani ay ka taagantahay Waxaana Bulshada Deegaankaasi ay siway ugu Mahad Celiyeen Biyahani Xiligan la soo gaadhsiiyey.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=50163

Posted by on Aug 30 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Dhaqane: Wax garad ka reer khaatumo waa ogyahiin waxa madaxweyne hasan u qabtay iyo waxa uu taraaga Somalidu waxay...
  • ahmed: abdi dee masayr ayaa ku haya adeer dalka yaa leh ma idinkaa leh dhulku waa dhul siciid harti leeyahay...
  • ahmed: Abdi/Hirad waxba laydin ka waydiin maayo ssc waayo iidoor ayaad tiheen ama qoliyhii cali khalif ayaad tiheen...
  • Hirad: Kkkkkl Magacyada waa leyska soo qortay kkkk IT era ayaa lagu jiraa i tus oo taabsii Ninkii shalay xasuuqii...
  • Abdi: La yaab malaha. Maamulka Puntland ayaa ku yidhi “Intaas dheh maanta”.