|

Daawo Video Jaaliyada Wadanka Australia Ee Gasoojeeda Gobolada Ssc Ayaa Baaq Udiray Beelaha Kudagaalamay Buuhoodle

Widhwidh  Jaaliyada Wadanka  Austalia  Kasoo Jeeda Gobolada SscAyaa Waxay Baaq Udireen Beelaha Kudagaalamay Magaalada Buuhoodle Yagoona Ugu Baaqay In Ay Joojiyaan Colaada Ayna Qaataan Nabada Geeta Kalena Katac Siyeeyay Daadkii Ku Geeryooday Dagaalkaasi Oo Ay Alle Uga Baryeen In Alle Janada Uu Geeyo

Dhinaca Kale Waxay Hanbalyo Udireen Ergooyinkii Kala Dhexgalay Walaalahaas Ee Kakalayimi Gobolada Ssc Sigaarana Ugu Tacsiyeeyay Sh Daahir Oo Ku Geeryooday Dagaalkaas Kanamid Ahaa Ergadii Ugu Horaysay Ee Dagaalkaasi Soogaadha Kana Timi Magaalada Widhwidh

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Ugu Danbayn Jaaliyadu Waxay Sirabitaan Leh Uga Codsadeen Beelahaasi Iskumidka Ah In Ay Colaada Joojiyaan Nabadana Ay Qaataan Una Qabsoomaan Walaalahooda Kudhex Jira Ee Kashaqaynaya Nabad Sidii Ay Uheli Lahaayeen

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=49756

Posted by on Aug 22 2017. Filed under suugaan, wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM
  • Turab: Bismillaah Shirtag, ma shalay buu waalaa mise maanta? Shalay wuxuu diidanaa qoladaa gooni goosatada jeegaanta,...
  • Kalshale: Jaamac siyaad intaas ayay garan laayihiin ka shaqaysta Maalinta xaaladdu xabad noqontana dhulbahane ayaanu...
  • Rasta buuni: Maxuma haday dhab ka tahay