Home » July 30th, 2017 Entries posted on “July, 2017”

DEG DEG: Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay Muqdisho dhimasho iyo dhaawac, faahfaahin-Video

Faah faahin ayaa ka soo baxaya Qarax Gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama. Qaraxa ayaa dhacay, xilli wadada mashquul aheyd, gaarigana uu marayay wadada, agagaarka Saldhiga Degmada Waaberi. Goob joogayaal ayaa sheegaya inay arkeen meydadka illaa lix ruux oo shacab ahaa, kuwaasoo qaarna wadada marayay, halka kuwa kalena ay […]

July 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Xubnaha Puntland u jooga Buuhoodle oo taageeray Shirka Madaxdhaqameedka ee Buuhoodle-Video.

Xubnahan ayaa siweyn ugu horeyn u canbaareeyey hadalkii ka soo yeedhay Wasiirka Amniga ee  Khaatumo, kaasoo uu ku sheegay inuu Somaliland la kaashanayo baajinta shirka Buuhoodle, waxayna sheegeen in Gobolka Cayn Puntland yahay, shirkii Madaxdhaqameedkuna uu ka dhacayo hadeey u sheegaan ayaga. HALKAN KA DAAWO… Sidoo kale waxay ku tilmaameen hadalkii Kayse Abdi Yuusuf mid […]

July 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:R/waasaare Khayre oo amaanay Ciidamada xasilinta Muqdisho & Tacsi uu u diray Ciidankii dhawaan..-Video

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dalka Soomaaliya haatan laga daremayo ifafaalo ku aadan dhanka amniga kadib howlgallada joogtada ah oo ay wadaan Ciidamada Xasilinta Amniga Muqdisho. Waxa uu sheegay in ay taasi sababteeda leeyiiin ciidamada xasilinta Amniga kuwaas oo mudo ka badan bil ku bixiyay waqti badan. Hadalkaan ayuu ra’iisul ayuu […]

July 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Waraysi:Hay,ad Caan ah oo Somalia Fadeexad xoogan kala kulantay & Raashin dhacay oo la qabtay-Video

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo iyo Degmada Jarriiban ee Gobolka Muudg ayaa sheegaya in lagu arkay Gawaari wadda Raashin dhacay oo ay leedahay Hay’adda WFP ee Qaramada midoobey u qaabilsan Raashinka. 11 Gaari oo Raashin ah ayaa qaar ka mid ah la geeyay degmada Jirriiban ee Gobolka Mudug halkaas oo maamulkaas oo maamulka Degmada […]

July 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Barnaamijka aadka ugu hadal haynta badan ee Igu Sawir oo la fashilay & Cida dabadda ka riixasa oo la ogaaday-Video

Baraha bulshada ayaa maalmahaan dambe waxaa ku soo badanayo kooxo la soo baxay waji cusub kuwaas oo markii hore taageersanaa dowlada Soomaliyeed balse iminka uga hor yimid siyaabo kala duwan . Kooxahaan ayaa maalin kaste dacaayad ka fidiya dowlada Somalia waxeeyna iska hor keenaan umada Soomaaliyeed , kuwaas oo daba dhigta wax qabadka madaxda xukuumada […]

July 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Muwaadin Somaaliyeed oo 20-sano kadib Gurigiisa loo celiyey iyo Dareenkiisa, Dowladnimo-Video

Ismaaciil Burci Abuukar oo ah Muwaadin Soomaaliyeed oo Gurigiisu uu ka maqnaa Mudo 20-sano ka badan, ayaa maanta Maxkamada Gobolka Banaadir waxay ku wareejisay Gurigiisa oo ku yaala Xaafada Buulo Xuubey. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Aways sheekh Cabdullahi Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay Gurigaasi ku wareejiyeen si dhib la’aan ah, Iyadoona Maxkamadu ay […]

July 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Hargeysa Abwaan meel fagaare ah Siilaanyo ka helay & Gabay culus oo uu ku karbaashay-Video

Abwaan reer Hargeysa ah oo shir weyne Siilaanyo Hargeysa kaga qayb galay lasoo xaadiraya ayaa siilaanyo hortiisa ku kashifay dhibta iyo fashilka Siyaasadeed ee ka tagan maamulka Somaliland abwaanka oo lagu magacaabo abwaan Dhako ka bogasho wacan. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO  

July 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Wararkii ugu Danbeeyey ee Qaddar, Xaaladda Amniga caalamka oo xumaatay-VIDEO.

HALKAN KA DAAWO….

July 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Waraysi:Basaboorka Somalia oo adduunka oo dhan gaadhay in laga aqoonsado & arrimo xiisahooda leh-Video

Agaasimaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed G/sare Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabihii u qabsoomay tan iyo markii uu xilka la wareegay sanad ka hor. Agaasime Koofi ayaa sheegay in maamulkiisa uu ku guuleystay horumarinta adeegyada dhinaca socdaalka iyo jinsiyadda, iyo sidii dalalka caalamka u aqoonsan lahaayeen Baasaboorka Soomaaliya. HALKAN RIIX […]

July 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Abwaan Ceeleeye oo Bulshada Laascaanood Qosolkii ka dhameeyay mowduuc ku saabsan Guurka & iskaabulada-Video

Waxaan halkan idiinka soo gudbinaynaa majaajilo iyo maanso qosol badan oo uu inoo soo jeedin doono abwaanka dada yar ee reer Laascaanood Abwaan Ceelleeye. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

July 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...