|

Daawo- Wafti gaadhay Buuhoodle Madaxweynihii hore Indhasheel oo ku baaqay in Xilka laga Eryo Kayse A Yusuf-Video.

Magaalada Buuhoodle Waxaa Dib ugu Laabtay Wafti Balaadhan oo Hogaaminayo Madaxwayne Kuxigeenka Khaatumo Abdle Cali Haybe iyo Madaxwaynihii Hore ee Khaatumo Maxamed Yusuf Jamac Waxaana Kamaid ahaa Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Khaatumo.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Madaxwayne Kuxigeenka ayaana Halkaasi Ka Hadlay iyo Masuuliyiin Katirsan Maamulka Golaha Deegaanka ee Buuhoodle Waxgarad iyo Madaxwaynihii Hore ee Khaatumo oo Dhamaadtood ka Warbixiyey Safarkooda haatan ay ku soo gaadheen Magaalada Buuhoodle.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=48476

Posted by on Jul 31 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Daawo- Wafti gaadhay Buuhoodle Madaxweynihii hore Indhasheel oo ku baaqay in Xilka laga Eryo Kayse A Yusuf-Video.”

  1. Waxaa wararku nagu soo gaadhayaan waxay nimankani sitaan lacag laga soo ururiyey ganacsato been loo sheegay. Lacagta dewersiga lagu soo hellay waxa loogu tallo gallay in lagu kala furfuro Barlamaanka Khatumo State ee ku shiraya berito Buhoodle, laguna kala diro halkaas.
    Haddaba, waxa iyana naga soo gaadhay buhoodle, wixii lacag ah ee la keeno sharci baa ka yaal, ah: “LACAGTU WAA CUNIS.” Inta cunista lacagtu socoto, buuq iyo sawaxan waa la maqlaya. Sawir badan waa la arkaya. Marku lacag cunistu dhamaato, hadalka iyo sanqadhuba iskood bay u damanayaan, ilaa inta lacag kale oo la sido ama lasoo diray la imaanayso.

  2. ASC. Hawshu waa bilaabatay guul bayna ku dhammaanaydaa.

    Waa in sidoo kale Dr. Cali lasoo golo fariisiyaa si bal wax looga waydiiyo wax yaabo farabadan, illeen odaygu wax badan buu ogyahaye. Hadduu diidona waa meesheeda oo waa laga soconayaa lkn waa in aad laysugu dayaa in uu qayb ka noqdo hasha socota. waa aragtidayda.

    Odayga yaan lagu fogaan waa nin wayn oo waxbadan oge.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...