|

Daawo:Taallo lagu xasuusan doono Dadkii ku dhintay Dagaalkii Kalshaalle oo laga daahfuray Buuhoodle & Shacabka oo-Video

Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn waxaa  Laga Xusay Maalinta Halgamayaashii Ku Nafwaayey Dagaalkii Kalshaale,  Waxaana La Daah Furay Taallo loogu magac daray Xus oo  Xaso Xasuuqii Kalshaale, waxaana Kulanka kasoo qayb galay  Cuqaasha, Saraakiisha Ciidamada,  Abwaano Iyo Ururada haweenka Buuhoodle.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Waxaa Halkaasi ka hadlay Masuuliyin kala duwan, waxaana loo duceeyay dadkii u nafwaayey Difaaca Dhulkooda,   waxaana dadkii Halkaasi ka hadlay ka mid ahaa Axmed Maxamuud Dolaal oo kamid ah dadkii  Gacanta Ku hayey Dhismaha Taalada Beebaha, isagoona  Sheegay In Sanadkiiba Mar La Xusayo Loona Ducay doono Halgamayaashii  Ku Dhimatay Kalshaale Iyo Dagaaladi Kadhacay Aaga Kalshaale sanadihii  2011-2012

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=48406

Posted by on Jul 31 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:Taallo lagu xasuusan doono Dadkii ku dhintay Dagaalkii Kalshaalle oo laga daahfuray Buuhoodle & Shacabka oo-Video”

  1. iigama muuqdo micne aan u arki karo in dadkani yihiin kuwo ay ka dhabtahay waxa ay xusayaan oo ah dhibaatooyinka horay u dhacay ee u baahan in wax laga barto waayo haddii xaglotoosiye yimaado calanka soomaaliland ayay qaadanayaan waana soo dhawaynayaan haddii uu yimaado baabul way soo dhawaynayaan waxaanse idin sheegayaa buuhoodle in bulshada deekaanku maanta tahay mid jaah wareersan oo si fudud gacanta loogu dhigi karo sababtana waxaa iska leh dad aan ehel siyaasadeed ahayn oo doonaya in siyaasadda loodaba fadhiisto oo marba meel tegaya si ay u helaan qadar lacag ah oo la doonayo in wax ahaanshahooda lagu burburiyo

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...
  • Abdi: Nin abeeso koriyow adiga u aayiye. Xabashi waa abeeso. Ninkii la dhaqmayow waa yeelkadda.