|

Daawo:Maamulka Khaatumo oo Raali Gali Ka Bixiyey Hadalkii Wasiirka Amiga ee Khaatumo Kayse Abdi Yusuf-Video

Magaalada Buuhoodle Waxaa Maanta Shir Balaadhan Ku Qabtay Masuuliyiin Katirsan Maamulka Khaatumo Waxana Shirkaasi Ka soo Qayb Galay Gudoomiyaha Baarlamaanka Khaatumo Maxamuud Shiikh Cumar Wasiiro Xildhibaano iyo Madax Kale Waxayna si Buuxda Raali Gali uga Bixiyeen Hadalkii Wasiirka Amniga ee Khaatumo.

 

Halkani Ka DAAWO VEDIO

 

Masuuliyiintani Ayaa Waxay Sheegeen in Wadahalkii Khaatumo iyo Somaliland uu Wali Halkiisii Taagan Yahay Waxayna Baaq u Direen Dhinaca Kale Dadka Ka soo Horjeeda Arimaha Siyaasada Deegaanada Khaatumo Waxayna ugu Baaqeen in Shir Wadatashi Loo baahan Yahay.

 

Dhagjar12@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=48414

Posted by on Jul 30 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “Daawo:Maamulka Khaatumo oo Raali Gali Ka Bixiyey Hadalkii Wasiirka Amiga ee Khaatumo Kayse Abdi Yusuf-Video”

  1. Kkkk aad baad iiga qosliseen. Waxaad mooddaa in ay caruur seexinayaan.

    Adeer Keyse waxa uu soo xigtay qodob ka mid ah heshiiskii ADIS-ABABA, ra’yigiisana kumuusan hadal. Waana sida uu hadalka u yiri, horjoogihiisuna dhawr goor soo xigtay. Wixii wadahadalkaa carqaladaynaya meel bay Hargeysa iyo Khiyaano uga soo wada jeesanayaan. Iyaa, Keyse hadduu gafayna intaasuu yiri, hadduusan gafinna intaasuu yiri, waana ku mahadsan yahay. Ma waxaad hadda na leedihiin heshiiskii/is-dhiibidii waa ka baxnay?

    Marka raaligelinta aad sheegaydaan meel ay ku socoto iyo meel ay ka socoto annagu garan mayno. Waxaad uun la mid tihiin BAARLAMAANKII MUQDISHA EE GO’AANKII MAXKAMADDA SARE MOOSHINKA KA KEENAY KKKKKK

    Haddaba dee reer Dastuurka hannaloo furoow, idinku israaligeliya hannagu soo anbanina e. Maxaan kaloo idin nidhaahnaa iminka, hadal jilicsan bay kula soo doonanayaan. Wbt

  2. annagaa garanayna oo hooyadaa siilkeeda yay ku socotaa? adiga, cali khaliif, kayse, ina sheikh cumar iyo kuwa la mida toona ma quudan karaan karaamada gobolka iyo dadka ka soo jeeda Buuhoodle.

    Ha yimaaddo Buuhoodle ninka Barkad ee watay wuxuu ku faanayey ee la socda kuwii hore uu u keenay Jidhif miyaanay ahayn?

  3. Anigu hooyo caayi maayo oo xalaal baan ku dhashay. In aad xaaraan ku dhalatay dhaqan xumadaadaa laga garanayaa. Marka jwb intaa ka badan ma mudnid, yaa inbu sina.

  4. Anigu hooyo caayi maayo oo xalaal baan ku dhashay. In aad xaaraan ku dhalatay dhaqan xumadaadaa laga garanayaa. Marka jwb intaa ka badan ma mudnid, yaa IBNU SINA.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...