|

Daawo:Cusbitaalka Dhimirka ee Buuhoodle oo Lagu Wareejiyey Gaadhi iyo Deeq Lacag ah-Video

Guddiga Dhismaha Isbitaalka Dhimirka ee Buuhoodle ayaa Deeq Gaadhi ah iyo Mid Lacag ah Ku Wareejiyey Maamulka Isbitaalka Buuhoodle Waxaana Gudoomay Agaasimaha Isbitaalka Dhimirka ee Buuhoodle Guuleed Sanwayne iyo Qaarkamid ah Bahda Caafimaadka ee Buuhoodle.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Ugu Horay Waxaa Halkaasi Ka Hadlay Macow Ahmed Cali Gudoomiyaha Guddigii Dhistay Isbitaalka Buuhoodle Dhinaca Kale Waxaa Halkaasi Ka Hadlay Dr Maxamed Abdi Farax Waxayna Dhamaadtood Ku Baaqeen in Laga Qayb Galo Taageerada Isbitaalka Dhimirka ee Buuhoodle.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=48409

Posted by on Jul 30 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...