|

Daawo:Shacabka Hargeysa oo ka qayliyey Kaniisada laga furay“Walaahay in aan Citiraaf lagu helayn, ilaahaybaa Citiraaf haya,,-Video

Shacabka magaalada Hargeisa ayaa si balaadhan uga soo Horjeestay Kaniisad dhowaan la sheegay in laga Furay magaalada Hargeisa, Iyadoona uu maamulka Somaliland ka gaabsaday inuu ka hadlo Arintaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay sheegeen inay tahay Arin Halis ah, oo maanta hadii la Furo ay Berito imaan doonaan Kuwii dadka Alle ka Fogayn lahaa, iyagoo ka Faa’iidaysan doona dadka Duruufi Hayso.

“Wallaahi inaysan Ictiraaf Helayn,  War Ilaahaybaa Ictiraafka Bixiya, ee Bini’aadam ma Bixiyo, Diin aan Ilaah lahayn Laguma Dawakho,  Dadkuna Islaam weeye Markii hore Qabyaalad ayaa haysatay, Sixir barar ayaa raacay, Maantana Diintoodii ayaa la Cunay”.

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=48386

Posted by on Jul 30 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Daawo:Shacabka Hargeysa oo ka qayliyey Kaniisada laga furay“Walaahay in aan Citiraaf lagu helayn, ilaahaybaa Citiraaf haya,,-Video”

  1. Jaahil aqoon gaab oo aan wuxu ku hadlayo garaneyn baa niic leh. Soomaali cid diintooda ka beddeli kartaa ma jirto – 150 sano ayaa ingiriis joogay oo toban kiniisadood ka dhisnaayeen. Xataa Gurudawara iyo Tembal Hindi iyo weliba Kiniisad yar oo Yuhuudi ah ayaa Berbera ka jiray. Shan qoys oo reer Somalialnd ah baa Kiristaanay. Waxa ku jirtay gabadhii Shiikh Bashir yidhi “allow foolxumo diinta maka tagtay”!

    Shan qoys oo kiristaaana 150 sanadoodba maxay Somaliland yeelaysaa?

  2. qorrog
    isaaq iyo gaalo jacalyl ilaahay sharkiina somalida ha ka leexiyo horta
    dad diintooda ka caraya subxaanalaah

    diiinta waa laydinka badali karaa hadaad saas gaala ugu nacamlaynaysaan oo raali uga tihiin oo xitaa ilaawadaadiinii ay san war cad oo diinta ka soo saari karin cabsi gaalda ay ka cabsanayaaa

    qaabkii ugu sahlanaa baa diinta laydinka badalayaa ooah waa idinka somali maanta ugu faqrisan oo caruurtiinii malin kasta ay tahriibayaan kuwaas tahribaya baa simply iyagoo hargoys joogga la leeyahay waan laydin qaadayaa hadaan diinta kisristan ka qaataan doon dambena ku dhiman maysaan saas baa laydiin xaaqayaa waana shaki la an hadii kaniisadaas ay sii furnaato oo aabahaa siilaanyo uu san dudumin in kuwo badan oogaalo a aad yeelanaysaan

    dhibka gaalaysiinta lkn halkaas kuma istaagayee fitnadiina waana soo gaaraysa somalida kale khaasatan reer ssc oo dariskiin baa laaska ka soo uruuriya laydin dhahayaa inta iyaga iyo dinkaba shilimaad laydiin daadiyo marka sharkiina ilaahay somalida ha ka qabto isaaqooooow

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Afeefasho, mucaarad, ma ihi, laakiin, sida hadda maamulkeenu wax u wado, dareen bay leedahay,...
  • Ceegaag: SAHANKII NABADDA MAA HADDANA LAASKA SOO GALAY?! “waxaan marnaba marnaba la aqbalaynin, waar pL baa...
  • dhunkaal: hadjakhley INA waran cadde weligiisba meelaha daciifka ah ayuu ka hadlaa waa doorshan ama xaar walwaal...
  • Fardojaan: Mahadsanid Sida Fudud Ee Aad Xilka Uga Tagtay Buuq La,aan. Waa Dimuqraadiyad in Qofku Is Casilo hadii Uu...
  • Ceegaag: SAHANKII NABADDA MIYAA SOCDAALKANI?