|

DAAWO:Maamulka Somaliland oo go,aan ka gaadhay Kaniisada Hargeysa & Gabadhii furtay Hanjabaad ku socota-Video

Maamulka  Somaliland ayaa  Go,aan Kasoo Saaray Kaniisada Laga furay magaalada Hargeysa, Taasi oo Warkeedu soo baxay kadib markii ay Dhowaan Haweenay Kirshtaan ah Shaacisay.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO 

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta  ayaa sheegay in Kaniisad cusub aan la dhisin balse ay tahay mid gumaysigii dhisay oo dib loo hagaajiyay, Wuxuu sheegay in Dastuurka Somaliland uu  dhigayaa in diin kale dalka lagu faafin karin balse Ahlu-kitaabka ah lala macaamili karo, oo dalka ay iman karaan meel ay ku cibaadaystaana heli karaan.

“Haweenaydaasi waxaan u dirnay digniin inay bulshada kiciso,   Dawladu waxay kashaqaynaysaa Xumaanreebka, Idaacad Quraanka kariinka ayaa la hirgaliyay,waana sii wadaysaa in diinta u shaqayso xukuumadu ” Ayuu yidhi wasiir Khaliif wasiir awqaafta iyo diinta.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=48399

Posted by on Jul 30 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

13 Comments for “DAAWO:Maamulka Somaliland oo go,aan ka gaadhay Kaniisada Hargeysa & Gabadhii furtay Hanjabaad ku socota-Video”

  1. kani diintii ayuu iibsaday waa iimaan laawe aan waxba ka xaaransanayn oo muuqaal muslim leh ma dadka ayuu indhaha qabanayaa qofkastaa waa ogyahay inkaniisad meesha laga dhisay lana doonayo in dadka lagu gaalaysiiyo gabadhana isagaa u ogolaaday iminkana wuxuu ku haystaa maxaad miidiyaha uga hadashay oo dadka ugu sheegtay ma waxbaa qarsoon dadku wax kasta wuu arkaa

  2. Qurun Qaatumo, aaway duqii ordaaye ee ina Qaatumo, xakee ku dambeeyey, illeen binti garaad-na maraykanay ku laabatay oo eerigoo iyo saaxdheer na cidda la wareegtay,buuhoodlene la soo geli mahayo, oo digniintii horaa u taala.

  3. Kalshaale

    Jaahil fooqal Jaahil. Bal guri yaroo meel laga dhisay ayuu leeyahay hayaay yaa muslinaay bakh bakh bakh. shalayana wuxuu lahaa Iidoor dila! Gowraca! dhiigoodu waaa xalaal! Xataa magacuu sitaa waa faan ah halkaasaannu Iidoor ku laynnay!

    Waa taa Soomaaliyi

  4. Diinta ay haysteen maxay ahayd iidoor, way u dhisnayd kaniisaddu markii aannu gaalada ka saaraynay arlada eh. Xukunka islaamka iimaan uma le 70 sanna kaniisad baa u taagan ay dumin karaan alle idin nac iidoorow….

  5. war idoorka sayidka sheegayo yiri kuuwuu naacaalkuu fuulay bay dabaa nashleyendheh

  6. Waar halkan faan iyo hanjaabaad midna ma taal waxa aynu ka hadlaynaa waxa weeye meel la leeyahay ilaahi ina abuuray khayrkii ha lagu caabudo iyo lagu caabudimaayo arinkaa wax ka dhaha

  7. qorrog oday ciidagale ah ayaa waxaa u yimid labo nin oo soomaali ah iyo hal nin oo hindi ah oo nimanlka la socda odaygii ayaa nimankii soomaaliyeed ku yidhi war ninkan idinla socdaa muxuu ahaa markaas ayay ku yidhaahdeen wuxuu rabaa inuu muslimo oo wadaad ayaanu la raadinaynaa ashahaadada u laqiima, ku yidhi war wuu waalan yahay anagii ayaa ka sii socana diinta uu doonayo inuu soo galo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.war awelba reerku diinta kumay wanaagsanayn iminka oo kaniisad loodhisayna warkeeda iska dhaaf walaahay haddii gaadhi toyoto ah oo qaad ah lagu rogo kaniisadda hal maalin ah ayaad ka wada baxaysaan ilaahow ina maxamed cabdulle oo kale mar labaad u keen dadka ha badbaadiye

  8. qorrog midda kale sxb been ha iga sheegin weligay igamaad maqal isaaq hala laayo iyo hala xasuuqo toona

  9. waar horta kaniisada muqdisho maad ka hadashaan, ta uu talyaanigu ka dhisay oo ay dowladii federalka ee somaliyi dib ugu furtay gacanteeda oo si fiican uga shaqaysay, aadna u maal galisay.

    waar horta diinta islaamku idinka ma idinka siyaasad ba mise waa idinka daacad? diinta alle in siyaasad loo isticmaalo ama la siyaasadeeyo ma banaana, cidii samaysaana, ilaahay ba bahdila oo meel kastay tagto ku fashiliya, waayo diintiisii baad dano aad leedahay u adeegso isleedahay.

    qof danaysanaya inuu diinta alle gabood ka dhigto meelna ugama banaana. waa xaaraan,

    hadii islaamnimo idinka daacad tahay, dowlada federalka ee somalia waxay maal galisay oo gacanteeda dib ugu furtay kaniisada talyaanigu ka dhisay muqdisho ahna ta labaad ee caalamka ugu weyn, goorta dhaqaalahaasi la galiyayna waa goor shacabka koonfureedi la daala dhacayaan abaaro baahsan,

    lacagta dadka abaartu dishay wax loogu qaban lahaa bedaalkeeda kaniisad ba la galiyay oo lagu qurxiyay. dee taas bay ahayd kolkay joogtay inaad ka hadashaan.

    tan ha iska taagnaate inaku maan maalgashan ee gaaladii dhisataa u timid oo maal gashatay oo furatay, se digniin baanu siinay aanu leenahay diin tooda yaanay ku baahin dalka jamhuuriyada somaliland.

    laakiin ta muqdisho dowlad muslim sheeganaysa maal galisay oo gacanteeda ku dhistay. kana door biday halkay shacabkeedii abaartu haysay wax u qaban lahaayeen inay kaniisad maal galiyaan.

    diinta islaamku ma ogola in macbud la burburiyo, sidoo kalena ma ogola in diin aan taa alle ahayn in dhulka lagu fidin. kolka diinta inaga joojisay oo inaga mabnuucday inaan burburino.

    haatana hay’adahan gaalada uunba isaga cibaadaysan. laakiin hadii lagu qabto iyakoo diin kiristaan fidinaya xabsiga la dhigaya oo waa la maxkamadaynayaa.

  10. xamdi

    inabti sow kaniisada soo siyaaran maysid. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    tallow inabti naagta ma usoo tilmaamna buuhoodle, halkaas ba kaniisad looga baahan yahayee. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    sow soo dhawayn maysaan hadii kaniisad lagu xidho jiritaanka khaatumo. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    hadii midnimada wixii la isku odhan jiray somali republic lagu xidho kaniisad miyaad qaadan lahayd? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. war buuhoodle ciyaar ciyaar diinta islaamka mageliyaan walaahay geeri ayay ka xigaan hadda ka hor ayaa waxaa dhacday nin gaal ah ayaaa wuxuu yimid magaalada marqaan kiniinkii kaneecada ayuu u qaybiyay mid cali geri ah ayaa mid kale waydiiyay oo ku yidhi war waa maxay waxan gaalku dadka u qaybinayaa dabeena wuxuu ku yidhi waxaan u malaynayaa waa kiniinkii baaderigu kaniisada gaalada ku liqsiin jiray ee ku barakayn jiray intuu tooray caloosha ka geliyay ayuu yidhi war ninku sowkan dadkii gaalaysiiyay laakiin hadaan kaftanka wanaajiyo dhulbahantaha maanta joogaa hadii lacag lasiiyo walaahay katoolig daayo ta budhiisa ee diimaha ugu liidata ayay gelayaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. dalka algeria ayaa wuxuu leeyahay degaan loo yaqaano (mandiqatal qabaail)waa dad qawmiyada amasiiqda ah diinta islaamkana ku dhaqankeedu waa ku adag yahay hada la joogo waa meesha ugu kaniisadaha badan algeeriya hadda hargaysa
    waxay la mid tahay degaankaas algeria ee baadarigu fahmay in uu diinta ka badali karo si sahal ah hargaysa waxay ku danbayn doontaa meel diinta masiixiga u noqota saldhig

  13. Oo ileen islaanta Nina ahi waa jaahilad in yaroo af-carbeed ah iskuulka atlaska ah loogu loo malmaluuqay. Waxaan is-idhi waa kuwii odhan jiray laakiin iyo fiinnimo ee moodi jiray in af-carbeed ku hadlyaan marka lala hasaawayo.

    Eeg anigu diinta inta aannu diinta ka nqaanaa waa lakum diinakum waliya diin. qof waliba wuxuu caabudayo waa u fasaxan yahay. Ta kale dee kinissdan nin habr jeclo ah baa leh oo la yidhaahdo gidhigidhi fandheel. waalahay in laysku dili

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...