|

Daawo:Muqdisho Nin 27 Sano Gurigiisa xoog looga haystay oo lagu wareejiyey, See wax u dhaceen-Video

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta ku wareejisay Yuusuf Maxamed Ibraahim Uunlaaye iyo Ibraahim Maxamed Ibraahim Uunlaaye guri muddo 27 sano xoog looga heystay.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Dr. Aweys Sheekh C/llaahi ayaa sheegay Maxkamadda markii ay aragtay warqada milkiyada Ibraahim Uunlaaye oo aheyd warqad waqaf ah oo lagu wareejiyay wiilasha agoonta ah ay u cadaatay inay tahay waqaf sharciga islaamka ah, ayna u xukuntay wiilashaas, kuna wareejisay guriga.

Waxaa uu sheegay in Guriga hadii la dhaho waqaf aan la iibin kari ama qof loo hibeyn karin, illaa ay ka dhaxlaan carruurtooda, isagoo xusay arrintan ay tahay tallaabo horay loo qaaday oo dhinaca dib u heshiisiinta in dad guryahooda ka maqan lagu wareejiyo.

Guriga ay Maxkamadda ku wareejisay qoyskan ayaa ku yaalla nawaaxiga Bacadlihii hore ee degmada Xamar weyne

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=47700

Posted by on Jul 17 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:Muqdisho Nin 27 Sano Gurigiisa xoog looga haystay oo lagu wareejiyey, See wax u dhaceen-Video”

  1. Masha allah Alloow xaqa cadee

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • farxiyo: test
  • NINA: ceegaag kkkkkkkkk meesha aniga iyo adiga nalama taraxo yaad u sheegi baaqa kkkkkkk
  • NINA: adna adan waxay ahyd marwadii raysalwasaarihii hore ee soomaaliya marxuun cigaal mansab iyo sharaf dawladeed...
  • NINA: ali wanlawayn ma kelmad cay ah baad mooday wanlawayn ama daafeed hadba sida loo yaqaan waa magaaladii ugu codka...
  • Ceegaag: Asc. Maantoo dhan ISAAQ nooga sheekeeya, waar wuxu maxay ahaayeen?! Xantii la sheegi jiray baa wax ka...