|

Daawo:Ciidamo ka amar qaata Muuse Biixi oo Shacab ku laayey Gobalka Togdheer iyo xaalad kacsan oo ka taagan-Video

Wararka ka imaanaya deegaanka Balanbaal oo ka tirsan Gobalka Togdheer ayaa kusoo waramaya in halkaas ay ka dhacday Shaqaaqo uu ka danbeeyo Hogaamiyaha Xisbiga Kulmiye ee Maamulka Hargeysa Muuse Biixi oo degaankaas u diray Ciidamo badan sida la sheegay Gogal xaadh u ah wafti uu hogaaminayo.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Wararku waxaa ay sheegayaan in halkaas dhaawac loogu geystay dhaawac Gudoomiyihii Xisbiga wadani ee Deegaanka Balanbaal sidoo kalena xabsiga loo taxaabay qaar kamid ah dhalinyaradii xisbigaas tagersaneyd.

Masuul u hadlay deegaanka ayaa sheegay dadka deegaankaas loo gaystay falal ka baxsan bini aadanimada oo uu hormuud ka yahay Muuse Biixi oo mudoyinkanba waday olale khasab ugu tageer ah.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=47692

Posted by on Jul 17 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Ceegaag: Aar nagadaaya ciyaarta odaygani waa kii ilkaha la’aaye.
  • Ceegaag: IYAA! Kolay sabab baa keentay baan filayaa in nimankan la xidhxidho, waa in wixii kacaan-diid ah la...
  • NINA: Habarjeclo=cududii dhaqaale Habarawal=dhaxal siyaasadeed oo hore (cigaal) Habar yoonis+ ciidagale= foot...
  • NINA: Cirro wuxuu noqday siyaasigii ugu doqonsanaa isgoo Helay codkii shacabka ayuu U tanaasulay Koox Beri uu marxuum...
  • NINA: Ha huursanaado dherigu kkkkkk