|

Daawo:Cali Guray“Anigu mujaahid ma ihi ee idinkaa iila baxay,,iyo xaaladda Somaliland oo uu ka dayriyey-Video

Siyaasiga Cali guray oo kamid ah Xubnaha ugu Hadalka cad Siyaasiyiinta deegaanada maamulka Somaliland oo Warbaahinta kula hadlay Hargeisa ayaa sheegay inuu ka wel-welsan yahay Xaalada iyo Xubnaha u sharaxan Hogaanka Somaliland isagoo xusay in waxa keliya ee Hayaan ay tahay in lagu doorto Reer Hebel !.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Cali Guray ayaa geesta kale wuxuu sheegay inaysan Sax ahayn in loogu yeedho magaca Mujaahid, wuxuuna sheegay inay Siman yihiin isaga iyo Askartigii ka tirsanaa Ciidanka Dawladdii Soomaaliya ee madaxwayne siyaad Barre

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=47688

Posted by on Jul 17 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Ceegaag. Duq birqaaye, waa naanays wanaagsan. Ishaad ka riday, Somaliya waxa ka hadhay inta...
  • Rasta buuni: Burco miyaad iskala jeclaatay in wax lugu kufsado..burco dhakhtar ayaa loo keenay meesha lugu kufsaday...
  • Ceegaag: Horta wax deked Somaliyed la yidha ma jirto, wayo deked walba qabiil baa mulkiyay. Sidii loo yiri ciidanlii...
  • Jamaal: Hhhhhhhh baleeg waxaad news joogna dhigeysid
  • Ceegaag: Alla maxaa RIWAAYAD la jilayaa. Waar Ra’iisal waseere xaggee adiga kuugu soo hagaagnaa inta aadan...