|

Daawo- Warmurtiyeed laga soo saaray Shirkii Xamar ee Odayaasha dhaqanka Qaarkood & Xubno Exg11-Video.

Kulankii ay isugu yimaadeen Madaxdhaqameedka qaarkood ayaa lagu soo afmeeray Xamar, waxaana halkaas laga soojeediyey warmurtiyeed, waxana qodobadda la soo saaray u badnaayeen Ajandaha shirka Buuhoodle lagu qabanayo oo ay sheegeen in lagu casuumay dhamaan waxii maamulada ku jira. Boqor Abdullaahi Dabagooye ayaa sheegay inuu doonayo maamul cusub oo madax banaan, Puntland uusan ka cadhaysnayn balse uu doonayo maamul lagu midoobo oo Dhulbahante iyo cidii la wadaagaysaba.

 

HALKAN KA DAAWO…

Shirka waxa sidoo kale joogay xubnihii barlamaanka ee Garoowe lagu soo doortay, kuwaasoo laga codsaday inay xuquuqdii dadka doonaan.

Horufadhi.com@gmail.com

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=47672

Posted by on Jul 17 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

5 Comments for “Daawo- Warmurtiyeed laga soo saaray Shirkii Xamar ee Odayaasha dhaqanka Qaarkood & Xubno Exg11-Video.”

  1. Qurun Qaatumo.

  2. Waa jahawareer Alla umadan maxaa la dhibay

  3. Abdi maratoon darwiish

    Qurun Markaad La Qofacdaan Qiima Xummadaada Xaqiiqsadayeee Ma Qorataad Qudhunsatey Maxaad Sankaa La Qabateey Misse Qoon Kaagaad Qawedey Aamenimada Nimaan Lagu Qaderriin Quus Iga Dheeh Xaasidnimo Quudhis La Aan Ayaad La Qonbabteee Makuwii Aad Qoleysaneysey Ee aaanba Qalbiggoodu kulaqosleyn Ee Qurrurushka iyo Qadaadiicda Kaa Qufaayey Markey Xaqiiqsadeen Quudhis La Aan Taada Cid kaleba Yey Qadeen Inaad Qaraan Noqotaan Waaa Ii Qiyaameee Inaanan Qadeyneyn
    Qorshaha Gelliyey Waxaad Qaraash Qubtabaa Inaan is Qaatoo ka Qaracanta
    Baaa Qiima kasta Hakugu Qaateee Inaan meel ka muuqdo Qoomamo La Qadh Qadhabaaa Ama Qaracma Ama Qarash Soo Qubbaa Ama Quusta Quuta
    Qarraan Darraawiishta U Khaasa Waa La Qotominayaaa Baqdinta Aad La Qadh Qadheysaan Waa Darraawiishtu Hadey Qaran Noqdaan Qoon kaad Tahaad ku Qarqarsamiii U Quudhis La Aanta Qaadashada Khaaska Aah Qubus Qeyr kaa Quudan Lahaa Qaadashadiisii Quus Bay U Muuqataaaaaaa

  4. Abdi maratoon darwiish

    Saxid aadenimada

  5. Abdi maratoon darwiish

    Maaweeladii Aad Qariney Seen Qolooyin kaad Beenta Qaawan U Qorsheyseen
    Waxey Qaderriin La An Qaybiii Oo Qaddiii ku Qarqarsinaa Daanba Quustii Nus Qarniga ay Qarsanayeen Haatan Soo Qufeee Cuqaashii Ahmed Harti Haatan Xaqiiqsade Qaybi oo Hadana Qadiyeee qollo La Sheego Difaaca Hakuu Qabteene Cuqaashii Ahmed Harti inaaney kula Qorshe Aheyn waa kuwii Shaashadaha ka Qirrayeee Marhadii Ahmed Harti Qaybiii Oo Qaddiii Haatan Qorshe ka Qaatey Ma Qareen Baad Qabsaney Saan ma Beentii
    Qaaweneyd baad Qaraash U Qorshey Neysaan Ma Qoleynu isla Nahay Baad
    Ku Qaboojiney Saan Ma Quustaad Qaadaney SaaaaaaaaassAaAaAa

Leave a Reply

Recently Commented

  • huruuses: Wuu quudhi waayey inuu dhaho dadka deegaanka iska leh ha loo daayo waa dadka masiibadan ka danbeeya
  • Dhaqane: Wax garad ka reer khaatumo waa ogyahiin waxa madaxweyne hasan u qabtay iyo waxa uu taraaga Somalidu waxay...
  • ahmed: abdi dee masayr ayaa ku haya adeer dalka yaa leh ma idinkaa leh dhulku waa dhul siciid harti leeyahay...
  • ahmed: Abdi/Hirad waxba laydin ka waydiin maayo ssc waayo iidoor ayaad tiheen ama qoliyhii cali khalif ayaad tiheen...
  • Hirad: Kkkkkl Magacyada waa leyska soo qortay kkkk IT era ayaa lagu jiraa i tus oo taabsii Ninkii shalay xasuuqii...