|

Daawo:Maamulka Somaliland oo laga reebay miisaaniyadda Dowladda Somalia & Wasiir Bayle oo sheegay-Video

Wasiirka Wasaaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle oo Faahfaahin ka bixiyay Sababta Somaliland looga reebay Miisaaniyad sanadeedka sanadkaan ayaa waxaa uu sheegay in Miisaniyadda dowladda hadda ay quseyso dowladda dhexe iyo maamul goboleedyadda.

Waxaa uu sheegay Wasiir Beyle in Somaliland iyo Soomaaliya uu u socdo wadahadal ,islamarkaana markii ay soo dhamaadaan lagu soo dari doono miisaaniyadda dowladda.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Waxaa uu tilmaamay in Somaliland  Miisaaniyadda dowladda lagu soo daro in ay qaadanayso waqti dheer.

Wasiir Beyle ayaa sidoo kale tilmaamay in Somaliland ay doonayso in marka ugu horeysa laga heshiiyo Siyaasadda.

Dowladda Soomaaliya ayuu xusay in ay dadaal dheer ku bixin doonto sidii loo mideyn lahaa Canshuuraha dalka.

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=47644

Posted by on Jul 16 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Ceegaag: Aar nagadaaya ciyaarta odaygani waa kii ilkaha la’aaye.
  • Ceegaag: IYAA! Kolay sabab baa keentay baan filayaa in nimankan la xidhxidho, waa in wixii kacaan-diid ah la...
  • NINA: Habarjeclo=cududii dhaqaale Habarawal=dhaxal siyaasadeed oo hore (cigaal) Habar yoonis+ ciidagale= foot...
  • NINA: Cirro wuxuu noqday siyaasigii ugu doqonsanaa isgoo Helay codkii shacabka ayuu U tanaasulay Koox Beri uu marxuum...
  • NINA: Ha huursanaado dherigu kkkkkk