|

Daawo:Laascaanood Caanaha iyo Xoolaha nool oo qiimahoodu cirka isku shareeray iyo sababta-Video

Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobalka sool waxaa laga dareemayaa sara u kac dhanka Caanaha ah iyo Xoolaha Nool mar aan Booqanay Suuqyada  Caanaha iyo Saylada Xoolaha ayaan qaar kamid ah Hooyinka ibiya Caanaha kala sheekaysaney waxa sababay in Caanuhu qaali noqdaan wakhti xaadirkan,

Dhanka kale waxaan iyana Booqanay saylada weyn ee Magaalada Laascaanood si bal aan iyana wax uga ogaano sixirka Xoolaha nool iyo qiimaha lagu kala iibsado kadib abaartii xooganeyd ee ku dhufatay guud ahaan soomalia sanadkan.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=47637

Posted by on Jul 16 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Ceegaag: Aar nagadaaya ciyaarta odaygani waa kii ilkaha la’aaye.
  • Ceegaag: IYAA! Kolay sabab baa keentay baan filayaa in nimankan la xidhxidho, waa in wixii kacaan-diid ah la...
  • NINA: Habarjeclo=cududii dhaqaale Habarawal=dhaxal siyaasadeed oo hore (cigaal) Habar yoonis+ ciidagale= foot...
  • NINA: Cirro wuxuu noqday siyaasigii ugu doqonsanaa isgoo Helay codkii shacabka ayuu U tanaasulay Koox Beri uu marxuum...
  • NINA: Ha huursanaado dherigu kkkkkk