|

Daawo:Gaadhi aan noociisa hore loogu arag Somalia oo shacabka Muqdisho ka yaabsaday iyo qaabka uu u shaqeeyo-Video

Baabuur nooc Cusub ah oo aan horey loogu arkin magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay waxaa uu ka soo muuqday wadooyinka magaalada Muqdisho iyadoona ay arintaas si weyn u soo dhaweeyeen Shacabka ku nool magaaladaas Muqdisho.

Baabuurkaan oo ah nooca Raaxada ee loo yaqaan Limousine ayaa waxaa lagu magacaabaa Lincoln Town Car, Baabuurkaan oo ka mid ah baabuurta lagu tilmaamy inay ugu amaan wanaagsanyihiin islamarkaana ka mid ah baabuurta ugu Qaalisan ee soo maray wadamada Mareykanka iyo Canada ayaa waxaa sameeyey Shirkada Baabuurta Sameysa ee Ford Motor iyadoona Baabuurkaas ay soosaaridiisa Joojisay sanadkii 2011, Baabuurkaan ayaa waxaa uu ka mid yahay kuwa ay isticmaalaan madaxda aduunka.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=47631

Posted by on Jul 16 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Dadka nolosha ku dhacday maxaa Soomaaliyi u buunbuunisa. Gen. Morgan isagoo dawlad haysta ayaa laga...
  • Abdi: Dal berri hore saddex jeer la guursaday oo laysu bedbedeley ayaa hadda rabba inu Soomaali maamullo. ALLAH...
  • ali yusuf: kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
  • Turab: Bismillaah Somalidu waxay tidhaahdaa ” Nin soori qaaday waa nin seefi qaaday”, ” Nin...
  • kalshale: nidaamka dowladnimo waa mid ka duwan sida aad u aragtid waayo marka aad dowlad xidhiidhka u jaraysid waa in...