|

Daawo-Xubno kale oo Muqdisho shir ku yeeshay qaadacayna baaqii hore ee Muqdisho ka soo baxay-VIDEO.

Odayaal, Dhalinayro iyo xubno kale oo isugu yimid Xamar ayaa dhankooda sheegay in lagu been abuurtay oo aan lagu masalin war saxaafadeedkii soo baxay todobaadkii hore ee odayaasha dhaqanku soo saareen iyo xubno kale, waxayna ku sheegeen hadalkoodan inay taageersna yihiin maamulka Khaatumo iyo wada hadalada u dhexeeya labadda maamul.

HALKAN KA DAAWO…

Waxa soo badanya isku jawaabidda iyo iskadaba hadalka beelaha Khaatumo ayadoo xaalkoodu uu yahay mid ku soo ururay warbaahinta Soomaalida oo la iskaga jajawaabo.

Horufadhi.com@gmail.com

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=47659

Posted by on Jul 16 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Daawo-Xubno kale oo Muqdisho shir ku yeeshay qaadacayna baaqii hore ee Muqdisho ka soo baxay-VIDEO.”

  1. jaah wareer.com

    idin kala garanmaynee guuleysta hhhhhhhhhhhh

  2. Nin meelucadahay meel kamadoow.

  3. Asc. Bismilla, aar kuwanina xaay ahaayeen?!

    Waar dee sxbkay Dr. Galayr, kuma qarin kadho lafihiisaa yaryar QORRAXDA.

    Abaabulka Villa Somaliya ka socda ee, haddii eebbe idankeeda leeyahay, lagu taageerayo shirka dhowaan ka qabsoomaya carro KHAATUMO, waa mid uuna ina Galayr minjihiisaa yaryar ku qarin karin. Waa midkii lagu xorayn lahaa illaa GUUMAYS; waa kii xaduudaha lagu soo xiri lahaa.

    Iyaa, waar KHIYAANOOY ku qarinay oo ku qarinay oo GUN MADOOW.

Leave a Reply

Recently Commented

  • huruuses: Wuu quudhi waayey inuu dhaho dadka deegaanka iska leh ha loo daayo waa dadka masiibadan ka danbeeya
  • Dhaqane: Wax garad ka reer khaatumo waa ogyahiin waxa madaxweyne hasan u qabtay iyo waxa uu taraaga Somalidu waxay...
  • ahmed: abdi dee masayr ayaa ku haya adeer dalka yaa leh ma idinkaa leh dhulku waa dhul siciid harti leeyahay...
  • ahmed: Abdi/Hirad waxba laydin ka waydiin maayo ssc waayo iidoor ayaad tiheen ama qoliyhii cali khalif ayaad tiheen...
  • Hirad: Kkkkkl Magacyada waa leyska soo qortay kkkk IT era ayaa lagu jiraa i tus oo taabsii Ninkii shalay xasuuqii...