|

DAAWO WARAYSI: R/wasaare Khayre oo waraysi xasaasi ah lagaga qaaday Kismaayo & arrimaha uu ka hadlay-Video

R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Waraysi Xiiso badan Waxaa la yeeshay Telefshinka Jubaland ee Xaruntiisu tahay magaalada Kismaayo.

HALKAN RIIX DAAWO WARAYSI

Xasan Cali Khayre ayaa wuxuu si balaadhan uga hadlay Qorshaha Xukuumada Soomaaliya, iyo Sida ay ku doonayaan inay usoo celiyaan Kaabayaashii Dhaqaalaha dalka, si ay Bulshadu u hesho Shaqooyin kala duwan, Wuxuuna ka hadlay Qorshaha ku aadan Dib u heshiisiinta, Cadaalada, Doorashada soo socota, iyo Arimo kale oo muhiim ah.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=47650

Posted by on Jul 16 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Ceegaag: Asc. Baarlamaankii baa garsoorkii iyo maxkamadihii doorkoodii qaatay! Waa meel ay u dhammaatay, bal waxaa...
  • Ceegaag: Beyle ma tagi karo gobolkii uu ka yimi, dadkuu ka dhashay Hargaysaa canshuurta ka gurta markaas buu rabaa...
  • qorrog: Mashallah. Waa good nayuus. Anigu waxaan odhan lahaa Dhulbhanta iyo Habr jeclona hallaga iibiyo cimaaraadka....
  • Ceegaag: Asc. Horta khilaafku waa wax sunna ah oo mar la arkaba iman kara, lkn sidee loo xalliyaa oo yaa u gar...
  • Jamaal: Duff ku wax Cali ciise Hurdaaye