|

Daawo- Xaflad balaadhan oo Sagootin ah oo xukuumada R/Wasaare Khayre Kismaayo loogu qabtay+Qudbado tariikh ah-VIDEO.

Magaaladda Kismaayo, xalay waxaa ka dhacay kulan weyn oo lagu sagootinayay Ra’isul Wasaare Kheyre iyo Golihiisa Wasiiradda.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kulankan oo ay goobjoog ka ahaayeen boqolaal dad ah iyo madaxda maamulka J/Land ayaa waxaa mahadcelin iyo sagootin loogu sameeyay xukumadda Soomaaliya oo shirkii golaha wasiirada usoo rartay magaaladda Kismaayo.

Madaxda maamulka Jubaland iyo Xukumadda RW Kheyre ayaa xafladaas hadalo culus ka jeediyay.

HORUFADHI.COM@GMAIL.COM

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=47611

Posted by on Jul 15 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • huruuses: Wuu quudhi waayey inuu dhaho dadka deegaanka iska leh ha loo daayo waa dadka masiibadan ka danbeeya
  • Dhaqane: Wax garad ka reer khaatumo waa ogyahiin waxa madaxweyne hasan u qabtay iyo waxa uu taraaga Somalidu waxay...
  • ahmed: abdi dee masayr ayaa ku haya adeer dalka yaa leh ma idinkaa leh dhulku waa dhul siciid harti leeyahay...
  • ahmed: Abdi/Hirad waxba laydin ka waydiin maayo ssc waayo iidoor ayaad tiheen ama qoliyhii cali khalif ayaad tiheen...
  • Hirad: Kkkkkl Magacyada waa leyska soo qortay kkkk IT era ayaa lagu jiraa i tus oo taabsii Ninkii shalay xasuuqii...