|

Daawo- Maamulka Somaliland oo ku dhawaaqay in wada hadaladii dawladda dhexe furmayaan_Jiboutina sheegay inay u hiilinayaan-VIDEO.

Sacad Ali Shire oo ah wasiirka debeda ee Somaliland ayaa ka hadlay weerarkii Eriteria ku soo qaaday dhulka Djibouti kuna qabsatay dhulka buuraha Raasdumeera oo ay fadhiyeen ciidamadii Qaddar oo ka baxay, wuxuuna sheegay Sacad inay tageerayaan waxii karaankooda ah Djibouti, sidoo kale wuxuu sheegay in Madaxweynaha dawladda dhexe ee Soomaaliya Farmaajo sheegay inuu diyaar u yahay wada hadaladii Dawladda dhexe iyo maamulka Somaliland inay furmayaan.

HALKAN KA DAAWO..

 

Sacad wuxuu sheegay inay dhankooda diyaar u yihiin wada hadalka.

Horufahdi.com@gmail.com

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=47568

Posted by on Jul 14 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Daawo- Maamulka Somaliland oo ku dhawaaqay in wada hadaladii dawladda dhexe furmayaan_Jiboutina sheegay inay u hiilinayaan-VIDEO.”

  1. HOOYO SOOMAALIYEED

    “Hadlaa ba Heshiiye” !!!

  2. wax kale farmaajo kala hadli mayno.

    inuu dubai inagula kulmo kow dheh

    inuu faraha kala baxo arrimaha saldhiga military ee imaaraadka aynu ka siinay berbera.

    inuu sidoo kale faraha kala baxo qalalaasaha siyaasadaysan ee buuhoodle lagana soo rarayo muqdisho. sida cad somaliland iyo maamul goboleedka sharciga ah ee khaatumo way heshiiyeen oo heshiiskii hargeysa meesha yaala.

    waxaanu kala hadlayna arrimaha ku saabsan hawada sare, sida cad maamulkii hawada sare ma soo laaban doono, sida awgeed waxba yaan been la isku sheegin inta qalabka xamar maahan kuwo hawo sare lagu maamuli karo. waa been baad isu sheegteen.

    kolka waxaynu wada doonanayna hawada yadii sare inakoo wada socona, laakiin bil shardi waxa weeye, aynu sii kala soorano siina cadayno hay’ada ICOA waxaanu ula tagayno.

    obviously FIR kaasi Nairobi in loo kala jebiyo 2 FIR baa ah xal wanaagsan oo maamulka hawada yadu ku badbaadi karo.

    ta u dambaysa waxa weeye farmaajo inuu ka waantoobo riyo maalmeedka uu isugu sheekaynayo. runtu waxa weeye aynu u wada noolaano sidii labo qaran oo deris ah, kana waantow hadalada aan qiimaha ku fadhiyin ee riyada iyo mala awaalka xambaarsan.

    waynu wada ognahay wax midnimo oo sharciyan ina dhex maray 1960 ma jirin, wuxuba waxay ahaayeen af duub nalagu qabsaday oo waqtigiisu dhamaaday 1991 kii soonana af meermay. umad ma afduuban kartid kiise ku fekera waa kii hooga, way jirtay caadifad ahayd shan somaliweyn oo midnimada looga gol lahaa.

    la waa dee kala shiraacda dee. kolka xal ku waa in sida la isku nabad gasho oo derisnimo wanaag lagu wada noolaada oo faro galinta aad wadaan joojisaan.

  3. Haa laakiin dadka u sheega in la wada hadli karo wuxu waa soomaalidii wax ka dhexeeyeen e waa sidee waa ina bacayseene sidii aynu isugu tagnay baynu u wada joogaynaa haddii ay suuroobi weeydona si kale yaa la eegi karaa.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Ceegaag: Aar nagadaaya ciyaarta odaygani waa kii ilkaha la’aaye.
  • Ceegaag: IYAA! Kolay sabab baa keentay baan filayaa in nimankan la xidhxidho, waa in wixii kacaan-diid ah la...
  • NINA: Habarjeclo=cududii dhaqaale Habarawal=dhaxal siyaasadeed oo hore (cigaal) Habar yoonis+ ciidagale= foot...
  • NINA: Cirro wuxuu noqday siyaasigii ugu doqonsanaa isgoo Helay codkii shacabka ayuu U tanaasulay Koox Beri uu marxuum...
  • NINA: Ha huursanaado dherigu kkkkkk