|

Daawo- Madaxdhaqameedkii iyo Xubnihii kale ee ku sugnaa Muqdisho oo shir horudhac u ah ka Buuhoodle Xamar ka furay-VIDEO.

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaalia maaanta waxaa ka dhacay Kulan ay yeesheen Madaxdhaqameedkii kasoo jeeday deegaanada Ssc ee dhawaanahanba ku sugnaa halkaas.

Kulanka oo hor dhac u ah shir la sheegay in uu dhawaan ka furmi doono magaalada Buuhoodle isla markaana looga talinayo aayaha dadka reer Ssc waa sida ay hadalka u dhigeen wax garadkuye.ayaa waxaa kasoo qayb galay isimadii ku sugaan Muqdisho Siyaasiyiin ka soo jeeda deegaanada Ssc iyo Xubno ka socda Dowladda Faderaalka ah.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=47538

Posted by on Jul 13 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

6 Comments for “Daawo- Madaxdhaqameedkii iyo Xubnihii kale ee ku sugnaa Muqdisho oo shir horudhac u ah ka Buuhoodle Xamar ka furay-VIDEO.”

  1. Waal waalatay ee Xamar gal miyaa Xaalku!kkkk

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. Asc. Bismilla, meel fiican baad ka haysaane halkiinnaa ka wada!

    Waar yaa KHIYAANO arkay? Kkkkkk

    • Odayaal haddaad toban shir Xamar iyo Garowe ku qabataan, xaraan bay idinka tahay in ay daan shir ku qabanayn Buhodle. Waa la ogyahay shirka aad naadinaysaan in Puntland dabada ka soo riixayso, oo Cabdiweli marjac u yahay. Hadaba, kharashkiina jeebka ku shubta, oo iska nasta. Haddii kaalaya Buhodle, maydkiina oo caloola cad ha laga guree.

  3. shinbirayahow heesa hers wanagsan qaada halkan soo fariista shinbiririx waaye sheekada xamar ay shegayaan wax magaratada Ku shirtay halkaas kuwo wax soo siyadinayana ma ahaan waa qolyo Ku busaradsaday garowe iyo kuwo siyasada Ku fashilmay iyo.kuwo ha,adihii ayuu shaqaynayeen Ku dheheen bayshan ayaad yihiin xiligan maskaxdiina wax lagama dheefayo kuwaasna waxaa kamid ah Cali Ciise kuwa siyaasada Ku fshilmay waxaa lamid ah cabdikariin oo xiligii shiikh Sharif Ku fashilmay dib damena saaxadda Uga baxay marka kuwaasi waxba sooma kordhinayaan wax aan ka ahayn in buhodle ay foodo ka aburaan oo hada dadku nabad Ku jogaan waxayna u egtahay in ay Ku talagaleen in buhodle canaasir kale gacanta u gasho sida somaliland ama kililka shanaad waayo labadaba wey u sahlan tahay waxaana u fududaynaya wax magarato badan oo Ku dhaqan fekerkooduna yahay mid aan sidaas u weynayn iyo kuwa isimada sheganaya ee ah xoog xaraashka ama dhuuni raaca ahna waxay soo siyadinayaan majirto aan ka ahayn shaxaad iyo meesha ay maalin taas isleyihiin waxad ka helaysaan shaxaad ama dab Saar qolyo deer garowe ah aan waraystay waxay dheheen war beladii waanu ka raysanay intay xamar shaxadka u doonteen dabayl neecaw ah ayaa naga gartay kuwaas isimada LA baxay aanuse u naqaano xoog xaraash shixaad doqon iyo wax hadad LA,aanta isku biirsatay

  4. Waa tuug Labo Aflayaaal ah

    Mee jitaabkii Ay taleex ku mareen
    Yaa aaminaya maxaase lagu aaminaa
    Hadii kitaabkii Alle ee ay ku dhaarteen ay ka xishoon waayeen

    Waa wacad Qabayaal
    Juhulo Aan Diin Aqoon Maadina la barin
    Reer miyi siyaasad Maqlay

    Markii wax aysan shaqo kulahayn Faraha la galeen
    Waakuwaa sidii Foodlayda Media ha isaga tirinaya
    Ilaaahay bay ka xishoon waayeen
    Markaasuu karaamadii ka qaaday
    Oo habeenba reer Dabshitay bay Ag fadhiyaan

    Subaxaanaka yaa cadiiim

  5. hooyadaa anagaa wasna. kaalay jooji dhillyinka Fuckingka Hargeisa soo kaxayso oo.

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • farxiyo: test
  • NINA: ceegaag kkkkkkkkk meesha aniga iyo adiga nalama taraxo yaad u sheegi baaqa kkkkkkk
  • NINA: adna adan waxay ahyd marwadii raysalwasaarihii hore ee soomaaliya marxuun cigaal mansab iyo sharaf dawladeed...
  • NINA: ali wanlawayn ma kelmad cay ah baad mooday wanlawayn ama daafeed hadba sida loo yaqaan waa magaaladii ugu codka...
  • Ceegaag: Asc. Maantoo dhan ISAAQ nooga sheekeeya, waar wuxu maxay ahaayeen?! Xantii la sheegi jiray baa wax ka...