Loading...
Home » July 31st, 2017 Entries posted on “July, 2017”

Daawo- Wafti gaadhay Buuhoodle Madaxweynihii hore Indhasheel oo ku baaqay in Xilka laga Eryo Kayse A Yusuf-Video.

Magaalada Buuhoodle Waxaa Dib ugu Laabtay Wafti Balaadhan oo Hogaaminayo Madaxwayne Kuxigeenka Khaatumo Abdle Cali Haybe iyo Madaxwaynihii Hore ee Khaatumo Maxamed Yusuf Jamac Waxaana Kamaid ahaa Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Khaatumo.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Madaxwayne Kuxigeenka ayaana Halkaasi Ka Hadlay iyo Masuuliyiin Katirsan Maamulka Golaha Deegaanka ee Buuhoodle Waxgarad iyo Madaxwaynihii Hore […]

July 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Wiil yar oo Soomali ah oo intuu Mareyknka kasoo laabtay Hargeysa ka bilbaabay shaqo indhaha Caalamka soo jiidatay-Video

Xuseen Ibraahim Guuleed oo ah Wiil Soomaaliyeed oo Nolol wanaagsan ku haystay Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa wuxuu dhowaan yimid magaalada Hargeisa, Halkaasi oo shaqo aan la Filaynin uu ka Bilaabay. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Xuseen ayaa magaalada Hargeisa wuxuu ka Bilaabay inuu ku dhex iibiyo SHAAHA WAREEGA, Kaasi oo ah mid uu dhabarka […]

July 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo Amray dilka Sarkaalka ka Tirsaanaa Xarakada Al Shabaab-Video.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ogolaaday weerar duqeyn ah oo lagu khaarijiyay Sarkaal sare ka tirsan Al-Shabaab. Weerarkan oo shalay ka dhacay agagaarka deegaanka Toora Toorow ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu bartilmaameedsaday Sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab, balse aan magaciisa la shaacin. Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Eng. C/raxmaan Yariisow ayaa war kooban […]

July 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Dowladda Somalia oo ku dhawaaqday war farxad ku abuuray Boqolaal Soomali ah & Garoonka Muqdisho oo Hadh iyo Habeen-Video

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in si rasmi ah u shaqeynayo xilliga habeenkii garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaddib markii dhowaan lagu xiray nalalka ifiya dhabbaha ay diyaaradaha ku ordaan. Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar ayaa sheegay in garoonka diyaaradaha Muqdisho uu wixii hada ka […]

July 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Taallo lagu xasuusan doono Dadkii ku dhintay Dagaalkii Kalshaalle oo laga daahfuray Buuhoodle & Shacabka oo-Video

Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn waxaa  Laga Xusay Maalinta Halgamayaashii Ku Nafwaayey Dagaalkii Kalshaale,  Waxaana La Daah Furay Taallo loogu magac daray Xus oo  Xaso Xasuuqii Kalshaale, waxaana Kulanka kasoo qayb galay  Cuqaasha, Saraakiisha Ciidamada,  Abwaano Iyo Ururada haweenka Buuhoodle. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Waxaa Halkaasi ka hadlay Masuuliyin kala duwan, waxaana loo duceeyay […]

July 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Maamulka Khaatumo oo Raali Gali Ka Bixiyey Hadalkii Wasiirka Amiga ee Khaatumo Kayse Abdi Yusuf-Video

Magaalada Buuhoodle Waxaa Maanta Shir Balaadhan Ku Qabtay Masuuliyiin Katirsan Maamulka Khaatumo Waxana Shirkaasi Ka soo Qayb Galay Gudoomiyaha Baarlamaanka Khaatumo Maxamuud Shiikh Cumar Wasiiro Xildhibaano iyo Madax Kale Waxayna si Buuxda Raali Gali uga Bixiyeen Hadalkii Wasiirka Amniga ee Khaatumo.   Halkani Ka DAAWO VEDIO   Masuuliyiintani Ayaa Waxay Sheegeen in Wadahalkii Khaatumo iyo […]

July 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Cusbitaalka Dhimirka ee Buuhoodle oo Lagu Wareejiyey Gaadhi iyo Deeq Lacag ah-Video

Guddiga Dhismaha Isbitaalka Dhimirka ee Buuhoodle ayaa Deeq Gaadhi ah iyo Mid Lacag ah Ku Wareejiyey Maamulka Isbitaalka Buuhoodle Waxaana Gudoomay Agaasimaha Isbitaalka Dhimirka ee Buuhoodle Guuleed Sanwayne iyo Qaarkamid ah Bahda Caafimaadka ee Buuhoodle.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Ugu Horay Waxaa Halkaasi Ka Hadlay Macow Ahmed Cali Gudoomiyaha Guddigii Dhistay Isbitaalka Buuhoodle […]

July 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Maamulka Somaliland oo go,aan ka gaadhay Kaniisada Hargeysa & Gabadhii furtay Hanjabaad ku socota-Video

Maamulka  Somaliland ayaa  Go,aan Kasoo Saaray Kaniisada Laga furay magaalada Hargeysa, Taasi oo Warkeedu soo baxay kadib markii ay Dhowaan Haweenay Kirshtaan ah Shaacisay. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO  Wasiirka Diinta iyo Awqaafta  ayaa sheegay in Kaniisad cusub aan la dhisin balse ay tahay mid gumaysigii dhisay oo dib loo hagaajiyay, Wuxuu sheegay in Dastuurka Somaliland […]

July 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Shariif Xasan oo magacaabay 57 Wasiir oo maamulkiisa ah{Liiska}.

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed ayaa magacaabis, xil ka qaadis iyo isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada, kaddib markii maalmihii la soo dhaafay uu waday wada tashi la xiriiray dhismaha Gole Wasiiro. Golaha Wasiirada Koofur Galbeed ayaa ka kooban 24 Wasiir, 24 Wasiir kuxigeen iyo 9 Wasiiru dowle, iyadoo la soo yareeyay tirada wasiiradii hore. Madaxweynaha […]

July 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Shacabka Hargeysa oo ka qayliyey Kaniisada laga furay“Walaahay in aan Citiraaf lagu helayn, ilaahaybaa Citiraaf haya,,-Video

Shacabka magaalada Hargeisa ayaa si balaadhan uga soo Horjeestay Kaniisad dhowaan la sheegay in laga Furay magaalada Hargeisa, Iyadoona uu maamulka Somaliland ka gaabsaday inuu ka hadlo Arintaasi. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxay sheegeen inay tahay Arin Halis ah, oo maanta hadii la Furo ay Berito imaan doonaan Kuwii dadka Alle ka Fogayn lahaa, iyagoo […]

July 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Loading...

Recently Commented

  • kalshale: war aniga waxaaba iiga daran nin waalan oo aan miyir qabin aan waxba kala ogayn ayuu odaygii wax...
  • Ceegaag: War duqii ina Galayr ahaay yaa arkay? Kkkk @Turab, duq Galayr waa xaggee guriga uu ku soo noqonayaa?...
  • Ceegaag: War duqii ina Galayr ahaay yaa arkay?! Mise futadii xumayd ee Iidoor buu galay. Midda kale, mar la arkaba...
  • Turab: Bismillaah Fadlan, dadka aan reer Khatumo ahayn kama hadli karaan arrimaha Khatumo. Ha la sugo maamulka iyo...
  • qorrog: Qariidadhaye Waar ilaah baan kugu dhaarshee makaa dhabba isla weynaantani? Ma Iidoor oo dhan baad isku...