|

Daawo:Wararkii ugu danbeeyay xaalad adag oo ka dhex taagan Muqtaar Roobow, Al-shabab iyo Koonfuur Galbeed oo Ciidamo u dirtay-Video

Maamulla Koonfur Galbeed ayaa maanta ciidamo u diray gobolka Bakool si ay gacan u siiyaan Mukhtar Roobow Abu-Mansoor oo ku sugan gobolkaasi.

Arrintan ayaa timid kadib markii maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab ay ku dhawaadeen deeggaanada uu Roobow ku sugan yahay.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Abu Mansuur ayaa dhowaan laga saaray liiska shaqsiyaad si weyn ay u doonaysay dawladda Maraykanka, ayada oo lacag madaxiisa la dul dhigay dib looga laabtay.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=46783

Posted by on Jun 30 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Murjin: Duqa Caliya doormat samba ahaa ayaa la doorman Yuu dudin hee
  • Hirad: Kkkkk miskiin cali ciise waan ka naxay wuu ooyay
  • Ali yusuf: Wasirka deface ee UK ee somaliland yimid
  • Ali yusuf: Sodigi cadalada waday horufadhi away wssirki deface ee somaliland yimisd
  • Abdi: Tollow, miyayan haween kani rag u tashadda lahayn? Mise rag iyo dumar waa wada qaran jab?