|

Daawo:Saraakiisha Ciidanka Buuhoodle oo ka digey in shir ka dhan ah Khaatumo in lagu qabto Buuhoodle-Video

Magaalada Buuhoodle Waxaa Maanta Warbaahinta Kula Hadlay Qaarkamid ah Saraakiisha Ciidanka Khaatumo Kuwaasi oo shalay Kulan Kula Qaatay Degmada Widh Widh Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Pro Cali Khaliif Galaydh Saraakiisha ayaana sheegay inaan Deegaanka Lagu Qaban Karin Wax shir ah.

HALKANI KA DAAWO VEDIO

Ugu Danbayniia Waxaa Magaalada Buuhoodle Haatan Ka socday Loolan Balaadhan oo Dhinac Siyaasada ah Waxaana Hadalkan Saraakiishani imaanayaa Xili Deegaanka Buuhoodle haatan ay Ka Jiraan Xaalado Nabad Galiyo oo Guud ahaan Deegaanku Degan Yahay

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=46754

Posted by on Jun 29 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

12 Comments for “Daawo:Saraakiisha Ciidanka Buuhoodle oo ka digey in shir ka dhan ah Khaatumo in lagu qabto Buuhoodle-Video”

  1. Shir ku sheega ay dabada Ka riixayaan adeegayaasha
    Pintiland iyo Daaquudka In Garaad soofe buuhoodle
    Ka dhicimaayo xaaraan buu Ka yahay ku seexda oo ku Soo toosa kkkkkkk
    Shir ku sheegan lagu burburinayo maamulka khaatumo state buuhoodle Ka dhicimaayo ee hala tagaan qardho iyo iskushuban.
    Nacad baa ku taal pintiland Dhali Weyn iyo wixii uu adeega oo ay ugu horeeyaan Daaquudiinta koofiyadaha iyo cumaamadaha waa weyn.
    No More oday Xun oo badow ah oo macawiis bilaa nigis ah wata nacalada nacaladu dhashay ee taladii dhulbahante madheerteen hoos geeyay.
    Bal car waakaase buuhoodle ha lagu qabto shir khaatumo state lagu burburinayo.
    Car wir wir wir

  2. Nimankan hadlay weligoidba waa hadii jireen waan dhaaraan jireen markaa waa intii uun qaad.com yaan wax cusub loqaadan ilmadderna waa in istaqaan 4ta oday ee mesha kaqalyienyna waa caadadooda ,ee ceebtooda maaha.
    shirka buuhodle waxaa lead garanay the heavy weight buuhodle,no boday can stop infornt of the heavy weight.

  3. orodo u naageeya adiga cali kalif iidoor oo dabda u dhaqa ileen wax kale ood ku wanaagsan tiheen ma jiraan mise waxaad u caayeysaa isimada kaalaya oo iidoor hoos fadhissta inidka ha idin qaado hargaysa shirku waa dhacayaa qasab canak adiga iyo iidoorkaagaba bal kaalayoo hor istaaga ileen awood aad ku hor istaagtaan khaatumo khiyaano ma haysaan waxaad isku halaynaysaan iidoor.

  4. maalinta shirka balicad baa sadeex nina oo wacasy adan ba yidh shirkii loga qaban may, bashir cali,Ahmed cabdi gurey,sanweyne,did heard any thing from that day,
    they told any movement you do ,every of will get the hard respond.

  5. Raggani waa kuwii Buuhoodle daafacay mabadiisana ayagaa haya colaadiisananayagaa haya kuwii sariirah hoos tooda gali jorey ee pintland i adegi jirey oo kale mahaaa raggan ayaana amaank buuhoodle ka masuula waxii ay dhahaanbana dhahan

  6. Ragan hadlay waa ragii dhiigooda uu qubi jiray ciida buuhoodle maalinteey qadhaadhahay iyaga ayaana buuhoodle Ka masuul ah ilaahay Ka sakoow.
    Nin Qurbaha ku dawakhay iyo oday Yar oo pintland caruurtiisa uu biisho talada buuhoodle waxba laga waydiinmaayo

  7. ma ninka egal ninka a robbery ah.
    he was a big robbery.
    dhulbahante waa ceeboobay bale ka one camel last night roobery wasacy adan.

  8. Fidnadii kooxda argagixiso da ah ee majeerteenia waday waday wataa yeelatay foolxumada. Iyo in maanta dhulbahante isu hanjabo. Waxaan leenahay kawaantooba fidnada aad kawadaan dalka. Khaatumo majeerteenia wax kawaydiinmayo aaya dalkeeda.

  9. mid baan ka digaya in heshiiska hargeysa la isku dayo in la leexiyo waa mid aynu aqbali doonin.

    shirka burco ee 10/07/17 hadii wax aan wixii lagu heshiiyay ahayn nalala hor yimaado waanu ku gacan saydhaynaa.

    nalalama hor imaan karo sheekada midnimo somalia ah, maanta idinka baahan oo isha ayaanu idinku haynaa.

    waxaad kala dooran doontaan labo daran mid dooro.

    hadaad rabtaan inaad noqotaan maamul goboleed, take this offer, dastuurka somaliland baa la idiin furaya deetana beesha caalamka ayaanu kaso dhaadhicinayna in somaliland hab kii centralism ka ka guurtay oo hab federalism ah u guurtay sida la ajligeed dastuurka somaliland shirciyaynayo inaad tihiin maamul goboleed jira.

    ama waxaad doorataan in bartii hore meel aad uga sii liidata ku dhacdaan. waayo waad ogtahay maanta farmaajo waxba idiin ma qaban karo.

    hawiye ayaa ku kacsan oo uu yidhi hub baan ka dhigaya, wuxuuna ku taagan yahay maanta xidhiidhka ay puntland la leedahay, kolka ma awoodo dabaysha hawiye iyo dabaysha puntland oo isugu biirsan ta.

    puntland iyada awood ku leh xamar kay raali ka tahaa noqon kara maamul goboleed ku kale ma noqon karo. waana hooyadii federalka somalia weeye.

    dhanka itoobiya waxa taala heshiiskii aynu la galnay inaka somaliland ahaan sidoo kale puntland la gashay DDSI in aan fidmo lala gali karin deegaamada dowlad deegaanka somalida itoobiya.

    sidoo kale ka badbaadi maysaan dagaalka aan idinkula jirno waanu siyaadinayna, rag badan oo dhulbahante ah oo inala socday baanu ku qancinay inay cali khaliif qadarin u muujiyaan. dee kuwii baanu ooda ka qaadaynaa. dagaalkana idinka joojin mayno.

    halkaas bayna puntland idin kaga wadi fur furkii siyaasadaysnaa ee ay idinku haysay.

    the choice is yours, you will either take the prosperity offer we gave you and live in peace have your dream of semi autonomous by under our national constitution and we will convince the international community that you exist. that means forget about the dream of Somalia.

    or take that tremendous punishment and you will live worst than before basically you will live in hell.

  10. Waxaasaa af Duuba wahoo tii taleex oo kale iska ilaaliya.
    Odayga xun ee dabadhifka. Ahna
    Dhubl baan ta ma iibsan karo

  11. Wiil- Cumar- Wacays

    Bintiland aan iska qabana daab kay waado

  12. Wiil Cumar wacays iyo 911 bal aan aragno meesha iidoor idin geeyo dabka aad sheegaysaan raga wada waad garanaysaan waa khaatuma khiyaano war dalka yaan loo gacan galin iidoor miyaa fidnad ah walee raga halkaan ka caytamaya walee gunimo ayaa idn sugaysa bari ayeydaan garan hada waxa haysta laascaanood iyo nawaaxegeeda ma u socon kartaan ama u hadli kartaan in aad iidoor wax ka sheegtaan marka gunimadaas ayaad la rabtaan raga xalaasha ah laydin ka yeeli maayo ama ka soo caytama websiaayada ama jooga dalka laydin joojin maayo shirka buuhoodle.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Ceegaag: Alla maxaa RIWAAYAD la jilayaa. Waar Ra’iisal waseere xaggee adiga kuugu soo hagaagnaa inta aadan...
  • Ceegaag: Asc. Baarlamaankii baa garsoorkii iyo maxkamadihii doorkoodii qaatay! Waa meel ay u dhammaatay, bal waxaa...
  • Ceegaag: Beyle ma tagi karo gobolkii uu ka yimi, dadkuu ka dhashay Hargaysaa canshuurta ka gurta markaas buu rabaa...
  • qorrog: Mashallah. Waa good nayuus. Anigu waxaan odhan lahaa Dhulbhanta iyo Habr jeclona hallaga iibiyo cimaaraadka....
  • Ceegaag: Asc. Horta khilaafku waa wax sunna ah oo mar la arkaba iman kara, lkn sidee loo xalliyaa oo yaa u gar...