|

DAAWO WARAYSI:Wasiir ka tirsan Maamulka Hargeysa oo lagu arkay Deegaano ka tirsan Maamulka Puntland-Video

Wasiir ka tirsan maamulka Somaliland oo kaso jeeda gobolka Sanaag ayaa Wuxuu ka hadlay Warar sheegay inuu Kulan la qaatay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland.

‘Warbaahinta Maamulka Hargeysa qaarkeed ayaa labadii casho ee lasoo dhaafay daabacay wararka sheegay in wasiirkii Kalluumeysiga ee Maamulka Hargeysa uu ku sugan yahay magaalada Garoowe dhanka kalena uu kulamo kula qaatay magaalada Dhahar qaar kamid ah Odayaasha deegaanka.

HALKAN RIIX DAAWO WARAYSI

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=46725

Posted by on Jun 29 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “DAAWO WARAYSI:Wasiir ka tirsan Maamulka Hargeysa oo lagu arkay Deegaano ka tirsan Maamulka Puntland-Video”

  1. Wasiirkani waa jaajuus labadda qoloba u shaqeeya oo waraka u kala geeya. Somaliland si deg deg ah, ha iska erido wasiirkan, haddayan sidaas raali kaga ahayn.

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...
  • Abdi: Nin abeeso koriyow adiga u aayiye. Xabashi waa abeeso. Ninkii la dhaqmayow waa yeelkadda.