|

Daawo Video Tartankii Quraanka Kariimka Ee Kasocday Degmada Widhwidh Oo Lasoo Gabagabeeyay

Widhwidh Waxaa Degamada Widhwidh Galabta Lagusoo Gaba Gabeeyay Tartankii Quraanka Kariimka Oo Mudanba Kasocday Magaaladaasi Yadoona Ay Tartankaasi Kaqayb Galeen Arday Badan Oo Yagu Kutar Tamayey Xidiga Quraanka

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Tartankan Waxaa Ardayda Uqabanayey Ururka Ardayda  Ducaada Widhwidh Ee Alhidaaya Waxaana Maal Galinayey Jamciyada Quraanka Ee Al Nuur Oo Kashaqaysa G- Ssc

Hadaba Waxaa Xaflada Shahaadooyin Lagudoonsiinayey Looqabtay Ardaydi Kaqayb Qaadatay Tartankaasi Waxaan a Munasibadaasi Kasoo Qayb Galay Boqolaal Dadweyne Ah Oo Kufaraxsanaa Guushaasi Ay Ardaydu Gaadheen

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=46475

Posted by on Jun 24 2017. Filed under diinta, wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Waxa Alle mahadii ah mar haddii iclaamkii adduunku ay xuseen, dadka Somaliyeed ee xuquuqdooda lagu...
  • ahmed: khaatumo khiyaano waa tan joogta Hargaysa maxay fiilaal cayaaraan waaba la haysaaye. yaad la ciyaaraysaan ma...
  • ahmed: horta mirow midh aan kuu sheego waxaa ciidamadaan lo qarin waa in aad ku quusatid cidanka jooga Tukaraq waa...
  • ahmed: Horfadhi ilaah baan idin ku dhaarshay bal eega dadkiinaan sida aad u fakaraysaan oo aan inama caqli ku jirin...
  • Abdi: Sababta rasmiga ah ee ka dambeysa maqaalkan waa in la cadeeyo in dawlado shisheeye, sida Jabouti, ay safaarado...