|

Daawo- Dad Lugaynayey oo Duleedka Masaajid London ah Babauur lagu dardarsiiyey-SAWIRO.

Nin ayaa dhintay siddeed kalena dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii gaadhi ladulmariyay dad ku Lugaynayey wado ka agdhaw masaajid ku yaalla waqooyiga magaalada London.

Nin 48 jir ah ayaa loo xiray shil ka dhacay agagaarka masaajidka degmada Finsbury Park.

Dhacdadan ayaa boolisku ay ku tilmaameen shil aad u weyn.

Shilkan wuxuu ka dhacay Wadada Seven Sisters. Ciddamada booliska ayaana goobtaas isku gadaamay.

Guddiga Muslimiinta ee Britain ayaa sheegay in gaari si qasad ah loo jiirsiiyay dad cibaadeysanayay.

Dadka dhacdadaasi ku waxyeeloobay ayaa la aamminsan yahay inay kasoo laabteen salaada tahajudka.

Adeega gawaarida gurmadka degdega ah ee London ayaa sheegay in goobta weerarku ka dhacay ay u direen tiro ka mid ah shaqaalahooda caafimadka.

Muuqaal baraha bulshada lasoo gelliyay dhacdada kadib ayaa muujinaya argagaxa goobtaasi ka dhacay iyadoo dadka halkaasi ku dhawacmayna loo gurmaday.

 

Laamaha ammaanka ayaa la soo dhoobay goobta ay arrintani ka dhacdayLahaanshaha sawirkaPA
Image captionLaamaha ammaanka ayaa la soo dhoobay goobta ay arrintani ka dhacday
Goobta uu dhibku ka dhacayLahaanshaha sawirkaPA
Laamaha ammaankaLahaanshaha sawirkaREUTERS
Booliska ayaa hadda ku sugan goobta uu shilku ka dhacayLahaanshaha sawirkaREUTERS
Image captionBooliska ayaa hadda ku sugan goobta uu shilku ka dhacay

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=46176

Posted by on Jun 19 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • Ceegaag: Horaan kuu sheegay, guri sharmuuto iyo meel xunbaad ku dhalatay. Kuwa jidadka ku dhasha ee sidaa lagu...
  • Fardojaan: Ceegaag Dhig magaca hooyadaadii dhabayacada ahayd was Fataalyahow fataalku dhalay ee madheerteen
  • Ceegaag: ASC. Waa nasiib darro in niman masaakiin ah oo dhalinyaro ah dhagta dhiigga loo daro. Waa in si degdeg ah...
  • Abdi: Arrintaas dhacday maamul iyo siyaasad midna looma aaneeyo. Waa hadal meel waayey. Puntland na waa maamul...
  • Abdi: Baryooy ku nacay. Wadan dhan sidee loogu maamulaya kharash la soo baryey. Soomaalaay ! wax baryo dhaama ma la...