|

Jaaliyada Khaatumo ee Imaaradka Carabta oo Canbaaraysay Go,aamadii Shirkii Hargaysa Ka soo Baxay” Taageerayna Go,aankii Garaad Jamac Garaad Cali

Waxan halkan ka salaamayaa dhaman Shacabwaynaha Rer Khatumo ee ka soo jeeda Gobolada SSC gude iyo debedba .

Waxaanu ka soo horjednaa Canbaraynaana Go, aamadi ka soo baxay Wada hadaladii Maamul beeledka Somaliland iyo Khatumo ee Shalay Ka Dhacay  Magaalada Hargaysa
1. Waxanu u aragnaa in uu khatar ku yahay ku yahay masiirka Umada Rer Khatumo ee degaanka Ssc.
2. Waxan noo farxad ah in aanu si buuxda u tageersanahay baaqii uu soo saaray  Garad Jamac Garad Ali kaas oo ahaa hadalkii uu sugayay dhulbahante ,waxanu  rajaynanaa in si deg deg ah ay isimada ay shir wayne u qabtaa dhaman Belaywanta Rer khatumo.
3. Waxan halkan baaq uga dirayaa dhamaan Jaaliyadaha Khatumo in ay tageraan Baaqii Garad Jamac Garad Ali , una diyaar Garoobaan Wax alla wixi dhaqaale ah oo looga baahdo si uu u qabsoomo Shirwaynaha masiiriga ah ee fooda inagu soo haya,
waxa muuqata mabaadidi loo aasasaay Mamulka Khatumo in cagta la saaray taas ah oo ahayd Midnimo iyo Xorayn.
Gudomiyaha Jaaliyada Khatumo ee Emiraadka Arabta.
Eng Axmed xashi cabdalle

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=46144

Posted by on Jun 18 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Jaaliyada Khaatumo ee Imaaradka Carabta oo Canbaaraysay Go,aamadii Shirkii Hargaysa Ka soo Baxay” Taageerayna Go,aankii Garaad Jamac Garaad Cali”

  1. Iska Hadlow INA IGARRE.

  2. Waar wax garaad Guud la yidhaa ma jiro dee! Aniga Isim kaygu waa boqor Cabdullahi boqor dabagooye.

    Ma ninka ka cararay deegaankiisii oo colaad iyo abaari ka jirtaad noo sheegay daan. Adeer, xayaysiiska aan meelna gaadhsiisnayn nagala taga. Nac nac looma baahna e ninkan aad kabaha ka waaweyn u geliseen runta u sheega oo ku dhaha isimada Dhulbahante uun baad ka mid tahaye waxaanad ahayn ha ismoodin, maala dukaato.

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • Ceegaag: Horaan kuu sheegay, guri sharmuuto iyo meel xunbaad ku dhalatay. Kuwa jidadka ku dhasha ee sidaa lagu...
  • Fardojaan: Ceegaag Dhig magaca hooyadaadii dhabayacada ahayd was Fataalyahow fataalku dhalay ee madheerteen
  • Ceegaag: ASC. Waa nasiib darro in niman masaakiin ah oo dhalinyaro ah dhagta dhiigga loo daro. Waa in si degdeg ah...
  • Abdi: Arrintaas dhacday maamul iyo siyaasad midna looma aaneeyo. Waa hadal meel waayey. Puntland na waa maamul...
  • Abdi: Baryooy ku nacay. Wadan dhan sidee loogu maamulaya kharash la soo baryey. Soomaalaay ! wax baryo dhaama ma la...