|

Daawo:Gabadh yar Farmaajo iyo Khayre u dirtay fariin xanuun badan,maxay tahay-Video

Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool dalka ayaa la kulma dhibaatooyin kala duwan oo qaarkood ku qasba inay dalka ka tahriibaan, halka qaarkood ay dagaalada qeyb ka yihiin, kuwa kalena ay ka niyad jabsan yihiin nolosha dalka taala.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Yusro waa gabar da’yar kana mida hablaha ku nool magaalada Muqdisho waxay barteeda Facebook soo dhigtay fariin cajiib ah oo ay Kula hadleyso Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo waliba dhamaan Shaqaalaha Dowlada waxayna sheegtay in ay fariin Ku qasabtay dhibaatada dilalka iyo Qaraxyada Dalka ka dhacaya.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=46143

Posted by on Jun 18 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...
  • Turab: Bismillaah Baafin, maamulkii Khatumo xagee ku danbeeyey. Intii uu Buhodle joogay cawey u ahayd ummadda reer...