|

Daawo:Eng Axmed Cabaas oo kamid ah Aqoonyahanka iyo Qurbajogta Reer Khaatumo oo si adag ula hadlay Xubno dhawaan ku shiray Kenya-Video

Eng Axmed Cabaas ibraahim oo kamid ah Aqoonyhanka iyo waliba Qurbajoogta reer Khaatumo ee aadka waaayo araga ugu ah arrimaha siyaasada iyo Sooyaalka SSC ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo dhamaantood salka ku haya xaaladaha hada ka taagan deegaanka,Eng Axmed Cabaas oo ku sugan Cariga Mareykanka ayaa lasoo xidhiidhay warbaahinta Horufadi Media wuxuuna ka hadlay sababta uu ula soo xidhiidhay iyo ujeedka ugu weyn.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=46088

Posted by on Jun 18 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...
  • Turab: Bismillaah Baafin, maamulkii Khatumo xagee ku danbeeyey. Intii uu Buhodle joogay cawey u ahayd ummadda reer...