Loading...
|

Daawo:Abwaan Ahmed Nuur Maxamed Cabdile oo Ka Hadlay Wadahalka Khaatumo iyo Somaliland Kuna Baaqay Midnimo Reer Khaatumo

Abwaan Ahmed Nuur Maxamed Cabdile oo Kamid ah Bahwaynta Reer Khaatumo ee Kunool Wadanka Dibadiis ayaaa Ka Hadlay Xaalada Guud ee Deegaanada Khaatumo Gaar ahaan Wadahalka Khaatumo iyo Somaliland Haatan Uga socda Magaalada Hargaysa oo uu sheegay in Loo Baahan Yahay in Talada Beesha Khaatumo La Badbaadiyo.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Dhinaca Kale Waxaa uu Fariin u Diray Guud ahaan Golaha Sare ee Dhaqanka Khaatumo Waxgaradka Waxaana ugu Baaqay Shirwayne Balaadhan oo Wadatashi ah Kaasi oo Horay Isimadu Beeshu ugu Baaqeen inuu Ka Qabsoomo Gudaha Magalaada Buuhoodle.

 

Dhagjar12@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=46071

Posted by on Jun 17 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry
Loading...

Leave a Reply

Loading...

Recently Commented

  • kalshale: war aniga waxaaba iiga daran nin waalan oo aan miyir qabin aan waxba kala ogayn ayuu odaygii wax...
  • Ceegaag: War duqii ina Galayr ahaay yaa arkay? Kkkk @Turab, duq Galayr waa xaggee guriga uu ku soo noqonayaa?...
  • Ceegaag: War duqii ina Galayr ahaay yaa arkay?! Mise futadii xumayd ee Iidoor buu galay. Midda kale, mar la arkaba...
  • Turab: Bismillaah Fadlan, dadka aan reer Khatumo ahayn kama hadli karaan arrimaha Khatumo. Ha la sugo maamulka iyo...
  • qorrog: Qariidadhaye Waar ilaah baan kugu dhaarshee makaa dhabba isla weynaantani? Ma Iidoor oo dhan baad isku...