Home » May 31st, 2017 Entries posted on “May, 2017”

Amisom oo Qorshe Halis ku Ah Al-shabaab Bilaabaysa Bisha Ramadaan Dhexdeeda +Video

Taliska ciidamada Amisom ayaa shaaca ka qaaday iney duulaan ku yihiin AlShabaab-ka ku sugan gobollada Koofurta Soomaaliya. Shir Jaraa’id oo uu Muqdisho ku qabtay Taliyaha guud ee ciidamada Amisom Gen. Cusmaan Nuur Subagle ayaa waxaa uu sheegay in la qorsheeyay howlgal ka dhan ah kooxda AlShabaab. RIIX HALKAN: DAAWO  Howlgalkan ayuu sheegay iney bilaabi doonaan inta […]

May 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo: Silaca ay marayaan Dadka Garoonka Aadan Cadde ka raaca Diyaarada Turkish Airlines….

Tan iyo markii la qarxiyay diyaaraddii Daallo Airlines, waxay shirkadda duulimaadka Turkish Airlines iyo ciidamada booliska ee ka howlgala garoonka diyaaraddaha Muqdisho ay bilaabeen in boorsooyinka labo jeer ay baaraan eeyaha u tababaran urinta walxaha qarxa iyo hubka. Inkastoo duulimaadyada caadiga ah ee gudaha iyo dalalka deriska maaraan labo baaritaan oo eeyaha wax uriya ah, […]

May 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO- Qisadii Geeridii nabi Daauud (CS) – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (Q-4)-VIDEO

Assalamu Calykum  walaal Geeridu waa xaqiiq qof kasta sugaysa. Barnaamijkan oo ah kii afraad ee barnaamijyadii aad u bixinay qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku eegaynaa qiso kale oo uu nabigu (csw) inooga sheekeeyay oo ku saabsan sidii kadiska ahayd ee uu malaga geeridu ugu yimid Nabi daauud. Fadlan halkan ka […]

May 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Waxgaradka Buuhoodle oo fariin toosa u direy madaxweynaha Somaliland Ahmed Siilaanyoow-VIDEO.

Odayaal ku sugan Buuhoodle ayaa direy codsi ku socda maamulka Somaliland gaar ahaan ahmed Siilaanyo, waxayna ka hadden Nin deegaanka ka soo jeeda oo afartan maalMood ku xidhan xarunta danbi baadhista ee HARGAYSA. Ugu horeyna waxa ka hadlay Odey Ali Dahablle oo sheegay inay codsigan ujeedinayaan golayaasha Garsoorka iyo sharci dejinta iyo sidoo kale Ahmed […]

May 31st, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Ururka ANFAC Oo Deeq Gaadhsiiyey Agonta Degmada Banyaal Ee G-Cayn {Video}

Widhwidh Ururka Samafalka ANFAC Ayaa Deeq Lacageed Gaadhsiiyey Aagoonta Danyarta Ah Qoysaska Masakiinta Ah Ee Kunool Degmada Banyaal Ee Gobolka Cayan Waxaana Deqdaasi Gaadh Siiyey Maxamed Cabdilaahi Maxamed Oo Wakiil Uga Ah Ururkaasi Wadanka Soomaliya HALKAN KADAAWO MUUQAALKA Ugudanbayn Culimad Banyaal Odayaasha Iyo Agoontii Ayaa Si Mug Iyo Miisaaman Ugumahad Celiyeen Ururka ANFAC Oo Ay […]

May 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO: Sunta Nugliyeerka oo goordhow lagu arkay Magaalada BerBera & Cabsi xoogan oo…

Warark aan ka heleyno Magaalo Xeebeedka Berbera ayaa waxa ay sheegyaan in lagu arkay Fuustooyin ama haamo ay ku jiraan Sun farabadan taas oo Badda ay soo tuftay. Fuustooyinkaan oo aan la ogeyn halka ay ka keentay Badda ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay ku jiraan Sunta NUCLEARKA, sida ay sheegayaan dad Goob joogayaal […]

May 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Madaxweynaha Hirshabeele oo yidhi ” Khaatumo State Yaan ilaawin Waa Soo Socotaa waa in ladhisaa”Video

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Cali C/laahi Cosoble oo maanta yidhi Hadaan Maamul goboleedyada nahay waa nasugaysaa dhisida Khaatumo State Yaan la ilaawin waana soo socota Marka Galmudug & Hiirshabeela Aan Ognahay Sida Lagu Dhisay Dhinaca kalena Ay Taagan Yihiin Jubboland & Putland Khaatumona Ay Nasugayso Gobolka Banaadir Dadki iska laha Waa inay Dhistaan Dawlad ayuu yidhi […]

May 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Fahanka Soonka Bisha Ramadaan iyo Sh.Maxmauud Xaliike,Qaybtii 1aad-Video

Waxaan halkan idiinka soo gudbin doonaa Qaybtii koobaad ee Muxaadiro qiimo badna oo inoo soo jeedin doono Alle ha ka abaal mariyee Shiikh Maxamuud Xaliike oo kamid ah Culimada waa weyn ee Soomaaliya Khaas ahaan Culimada Gobalka Sool,Mowduuca maantu waa Fahamka Soonka. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO(Muxaadirada)

May 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Waxgaradka Deegaanka Goljano oo Gurmad deg deg ah ku baaqay iyo Xaalad adag oo ka taagan-Video

Kulan Balaadhan oo ay Deegaankaasi Goljano Ku Yeesheen Waxgaradka Deegaankaasi Gaar ahaan Cuqaaasha iyo Culumada Deegaankaasi Ayey Fariin Waxay haatan ugu Direen Guud ahaan Dadka Islamka ah Gaar ahaan Ha,yada Islamiga ah Waxayna ugu Baaqeen in Deegaankaasi La soo gaadhsiiyo Gurmad gaar ahaan Qoysaska Barackayaasha ah ee Halkaasi Degan. HALKANI KA DAAWO VEDIO Deegaankaasi Goljano […]

May 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Qaabkii ay usoo dhacday Diyaaradii maanta ku Burburtay Garoonka Muqdisho iyo Dalka laga lahaa-Video

Faah faahin ayaa ka soo baxaya diyaarad ay leedahay Shirkadda Bancroft oo Maanta ku bur burtay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. Afar qof oo diyaarada saarnaa ayaa ka booday diyaarada, kaddib markii diyaarada ay sameysay degitaan halis Diyaarada oo lugaha u bixi waayeen, dhowr jeerna ku dul wareegatay ayaa ku bur burtay dhabaha ay ku ordaan diyaaradaha, […]

May 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • huruuses: Wuu quudhi waayey inuu dhaho dadka deegaanka iska leh ha loo daayo waa dadka masiibadan ka danbeeya
  • Dhaqane: Wax garad ka reer khaatumo waa ogyahiin waxa madaxweyne hasan u qabtay iyo waxa uu taraaga Somalidu waxay...
  • ahmed: abdi dee masayr ayaa ku haya adeer dalka yaa leh ma idinkaa leh dhulku waa dhul siciid harti leeyahay...
  • ahmed: Abdi/Hirad waxba laydin ka waydiin maayo ssc waayo iidoor ayaad tiheen ama qoliyhii cali khalif ayaad tiheen...
  • Hirad: Kkkkkl Magacyada waa leyska soo qortay kkkk IT era ayaa lagu jiraa i tus oo taabsii Ninkii shalay xasuuqii...