|

Daawo- Ethiopia oo jabisay heshiiskii ilaalinta Qaranimada iyo Midnimada Somalia+Nuqul ay Somaliland u dirtey-VIDEO.

Dowladda Itoobiya ayaa Hambalyo ay Buunbuunin iyo jees-jees ka muuqdo usoo dirtay maamulka Soomaliland Gen. Berha Tesfaye oo ah Qunsulka Dowladda Iyoobiya u fadhiya Hargeysa ayaa warqad uu soo diray wuxuu soomaaliland ugu hambalyey maalinta 18-ka May oo ay u asteesteen maalintii ay Soomaalia inteeda kale ka go,een.

Gen. Berha Tesfaye ayaa yidhi“Waxaa jecelahay inaan si diiran ugu hambalyeeyo shacabka iyo dowladda Somaliland, maalinta qaranimada Somaliland ee 18-ka May”halbalyadda Itoobiya ee ku aadan Maamulka Soomaaliland ayaa imaanaysa xili Maamulka Soomaaliland uu Dekedda Weyn ee Berbers 19% ay ku wareejisay taas oo Umadda Soomaaliyeed u wada arkeen wax aan suura gal ahayn isla markaana ay Soomaaliland wado Khaldan u martay Khayradka iyo Hantida umadda Soomaaliyeed,Sidoo kale Itoobiyana ay wado xadgudubyo wa weyn oo ka dhan ah Midnimada iyo wadajirka Soomaaliya.

HALKAN RIIX DAAWO HABLAYADA ITOOBIYA XOG KU SAABSAN

Heshiiska Itoobiya ee Dekkeda Berbera itoobiya Saamiga weyn loga siiyey kadib Dowladd Itoobiya ayaa shalay war qoraal ah iyo Sawiro warbaahinta lagu soo daabacay waxaa lagu sheegay in Itoobiya ay Maamulka Soomaliland Guri Addis ababa ku yaal ku wareejisay kaas oo ay ugu tala galeen in ay Safaarad ka dhigato Somaliland taas oo u muuqata in Itooboiya ay xoojinayso Xidhiidhka ay la leedahay Somaliland halka ay ka baxayso Heshiiskii Caalamiga ahaa ee uu Ra,iisul wasaraha Itoobiya kol hore la galay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

HALKAN RIIX DAAWO HESHIISKII FARMAAJO IYO ITOOBIYA

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=43693

Posted by on May 18 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Daawo- Ethiopia oo jabisay heshiiskii ilaalinta Qaranimada iyo Midnimada Somalia+Nuqul ay Somaliland u dirtey-VIDEO.”

  1. Qoladdan iidoorku waali waxoodu waydhaaftay,
    Laakiin waxaananba ulayaabahayn reerku markay gaal arkaan isqaawinta iyo maryodhigashadda degdega ah.

  2. nin jabay caadadiisa ah inuu dad iska maagu inuu qabiil iska maaqo oo caayo.

    maanta somalia waa dhacday oo way jabtay, waana la idinka guulaystay, nasrigi alle ayaa soo degay.

    maanta waa inoo guul kol hadaan ogahay saxeexa aan bixiyo xamar inaanay waxba ka qaban karin.

    maanta waa inoo guul hadaan ogahay in siyaasadii aan ugaga gacan sareeyo,

    maanta waa inoo guul hadaan ogahay inaanay hawadii soo ceshan karin, hadayse ismaqiiq bahasha ku daydo.

    waan ogahay jawaabta ICOA inay noqon doonto in dhamaan maamulka hawada siduu u dhan yahay ay hargeysa u gacan galin doonto.

    waan la socda khilaafka ka dhex taagan dowlada federalka iyo hay’ada ICOA, waan ogahay falalka budh cadnimada ee maamulka farmaajo ku kacay ee qalab hay’ada ICOA lahayd iska afduubtay.

    haduu qalabkaa keeni waayo balan waxa ah in hay’adu labo mid yeeli doonto ama in ay hawada automatically ay kala jari doonto oo xamar aanay isku heli doonin bahasha oo mutaxan,

    hadiiise kale bahasha siday u dhan tahay hargeysa gacanta u galin doonto.

    nasrigii ilaahay baa yimid, guushiina waa inoo curatay hadaba cadowga waxa u banaan maroora dilaac iyo baroor yixaas inay baroortaan. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    viva somaliland republic

Leave a Reply

Recently Commented

  • Ceegaag: Aar nagadaaya ciyaarta odaygani waa kii ilkaha la’aaye.
  • Ceegaag: IYAA! Kolay sabab baa keentay baan filayaa in nimankan la xidhxidho, waa in wixii kacaan-diid ah la...
  • NINA: Habarjeclo=cududii dhaqaale Habarawal=dhaxal siyaasadeed oo hore (cigaal) Habar yoonis+ ciidagale= foot...
  • NINA: Cirro wuxuu noqday siyaasigii ugu doqonsanaa isgoo Helay codkii shacabka ayuu U tanaasulay Koox Beri uu marxuum...
  • NINA: Ha huursanaado dherigu kkkkkk