Daawo Siilaanyo oo Maanta Ku Hanjabay” Haddii Cunaqabataynta Hubka Laga Qaado Soomaaliya Dagaal baa Dhacaya ” & Jawaabtii Farmaajo Bixiyey +Video
Horjoogaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed (Siilaanyo) ayaa ku hanjabay maanta ” Soomaalidu waxay ku maahmaada: “Ninka aan waxa soo socda garani, waxa joogna ma garto”.
Sidaa darteed haddii qayb ka mid ah laga qaado cuna qabataynta hubka ama ay dunidu hubayso, waxaa hubaal ah in ay tallaabadaasi, u horseedi doonto mandaqadda Geeska Africa xasilooni darro, iyo xurgufo hor leh oo abuura xiisado colaadeed ” Ayuu yiri Siilaanyo.
Dhanka kale madaxweyne maxamed Cabdilaahi farmaajo oo kahadlaya Arintaasi Hoos Kadaawo muuqaalka,
HALKAN RIIX VIDEO DAAWO
Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=43719
siillaanyo waa asaasaq walaahay in xaarka laga celiyo si aanu u cunin ayaa u hadhay hadda wuxuu marayaa war caawa miyaan casho laysiinayn markaas ayaa inta gacanta caloosha loosaaro lagu yidhaahdaa waad cashaysay ee seexo