Loading...
|

Ruushka oo soo fara geliyey Heshiiska Dekede Berbera & Fashilka haysta maamulkaasi Somaliland +Video

Dhowaan waxaa magaalada Berbera booqasho kutagay Wafti ruush ah oo uu hogaaminayo Safiirka Ruushka ufadhiya Dalka Jabuuti.
Safiirka Ruushka Ah ayaa shir xasaasi oo mudo saacado ah qaatay layeeshay wasiirka Arimaha Dibada Maamulka Somaliland kaas oo lug kulahaa wareejinta & Saxeex Heshiiska Dekede Berbera.
Dhanaka kale Ethiopia & Shirkada DP world ee imaaraadka laga leeyahay ayaa heshiis ku sheegaa berbera qaybsaday saamiga kasoo baxaya.
Balse hada waxaa loolanka loogu jiro dekedan kusoo biiray Dalka ruushka oo aynu lawada socono inuu yahay wadamada maanta dunidan ugu wooda badan ugu saamaynta badan.

halkan riix video daawo

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=43468

Posted by on May 15 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry
Loading...

3 Comments for “Ruushka oo soo fara geliyey Heshiiska Dekede Berbera & Fashilka haysta maamulkaasi Somaliland +Video”

  1. LAACA ARAGTAYE LAAGGA MA OGTAHAY, taas baa haysata maamulka Hargeysa ee beesha ISAAQ.

  2. Ruushku waa too laydh! Berbear lagu kala teg! UAE, Ethiopia iyo Somaliland baa qaybsaday.

  3. ruushku isagaa dhisay berbera airport iyo dekedaba lacagtuu ku dhisay weli ruushku wuu ku leeyahay dawlada soomaaliya ruushku ukuntiisii meel ay taalo kama tago

Leave a Reply

Loading...

Recently Commented

  • kalshale: aduun waa is dabamar laascaanood oo ku shugriyaysa in ilaa qaadkii ka joojiyay iyo buuhoodle oo ku faraxsan...
  • Ceegaag: DAROOGIISTAY ganacsade ku sheegayaan!
  • kalshale: buuhoodle hadda ayuun buu waashay balse waa eegi doonaa waalidaas waxa ka soo baxa
  • ali: NINA xabashi intaynaan ka hadal, horta in la isa saxaa roon, oo fidmada kuwa wada ee dhexdeena gacan bir ah la...
  • ali: NINA anaku ma nihin dad moogan khataraha xabashidu wad wado, oo waaba taa marag ah qaadka ay somaliland keento...