|

Daawo. Kulankii jaaliyadda London iyo Ex xubnihii G11 qodobadii la isku raacay-Video

Magaalada London waxa ka dhacay kulan balladhan oo ay ka soo qaybgaleen Odayaasha, Waxgaradka iyo xubnaha Halgamayaasha ah ee jaaliyadda Khaatumo ee London iyo laba ka mid ah Aasaasayaashii Khaatumo State oo kala ah wasiirkii hore ee Warfaafinta Dawladdii Soomaaliya Dr Abdelkareem Hassan Jaamac iyo Dr Ali Ciise Abdi,

Halkan Riix video Daawo

horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=43486

Posted by on May 15 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Daawo. Kulankii jaaliyadda London iyo Ex xubnihii G11 qodobadii la isku raacay-Video”

  1. Juma
    Hadaad joogtay iyo hadaadan jooginba cod iyo qoraal waxaa xaqiiqa oo la dafiri karin codka hadaba sidee ku beenin warka live ka ah oo mid qoraal ah sax ugu sheegi? Beeney waa run!!! Waa mahadsan yihiin dadka soo daayey warkaas.

  2. Horufadhi baaba yaalamlaba web ee niixa ee qabiulkaniyo xudurka hayo maba galo lagaa yidhi ee xasarada iyo bahararsame neceebkamloo sameeyey fick cayaalka cuqdada qaba warkan waa sax laba odeyna waxay dheheen waa taas waa waxaan ogeenawelba

  3. Laba web ee yar yar ee cayaalka faratoon ee maxamud bari u durteen. In bahrasame lagu caayo ha keenin meesha. Sheekadood warkan waaba muuqaal laba odeyna si foocan ayeey u cadeyeen inay khaatimo yihiin meesha ka micniicleeya marba dhaha socod ku xaar ayaa gudoomiye u rabnaa iyo angaa snm ah oo isu dhiibney dadka ugu liita soomaalinauaadntihiin kuwan qabiilka diloodey

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • ahmed: Horfadhi nin is huba ayaa faana waa runtiis madaxwayne Gaas ciidan uu ku faano ayuu haystaa..
  • abdisalam: Waa wasiirkii ugu horeeyey ee soomaaliyeed ee qaabkan kalsoonida iyo masuuliyadu ku dheehan tahay ugu war...
  • wiil aadan cigale: war cali ordaaye miyaydaan wali warkiisa dayn
  • wiil aadan cigale: faan maahee soomaali oodhan baa markhaati ka ah inaan oogta ka dulshidano meeshii lagu sheego ugus...
  • Jama: xoolo foqol xoolo. Hawiye dameeraale isagaa is qarxinaya, ma darood baa qarxinaya kaalya?