|

Vedio” Guddiga Caafimaadka Degmada Xamar Lagu Xidh oo Dhagax Dhigay Xarun Caafimaad iyo Baaq Ka soo Baxay

Guddiga Gurmadka Caafimaadka ee Degmada Xamar Lagu Xidh ee Buuhoodle Ayaa Dhagax Dhigay Xarun Caafimaad oo Loogu Talo Galay Hooyada iyo Dhalaanka Isla Markaana Lagu Daaweeyo Dadka uu ku Dhacay Xanuunka Cudurka Shuban Biyoodka oo Dhawaan Deegaankaasi  Ka Dilaacay.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Dadkaasi Ayaana Haatan Lagu Daawaynayaa Dugsiga Hoose Dhexe ee Degmadaasi Xadhadhanka ee Buuhoodle Waxaana Haatan soo Baxaya Baaqyo ay Dirayaan Waxgaradka Deegaankaasi si Loo Dhiso Xarunntaasi Caafimaad

 

Horufadhi@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=43108

Posted by on May 10 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Ceegaag: ASC. Waar reer shiikh isxaaqoow, xoogaagiinaa yar ha iska kala tuurina. Adduunka meel doorasho xaq ahi ka...
  • ahmed: turaab ama ciidow adiga yaa ku gumaysta o aan kuu sheegee kuwa aan kula dhalan oo dhuloodii haysta ayaa...
  • Turab: Bismillaah Shacabka Boosaaso, waxa xukuma oo gumaysta, marba qofka u sareeya Bilaadu bint xukuumadahooda, ay...
  • Ceegaag: Bismillah, waxaan soo dhawaynayaa in komishinku si dhakhso ah ugu dhawaaqo natiijada doorashada. Markaa...
  • Rasta buuni: Waa vedio been ah..waa shirkii imbagaati