|

Daawo:Golaha Deegaanka Buhoodle oo xilka ka qaaday Xubno kamid ah Golaha iyo Sababta-Video

Fadhi aan Caadi ahayd oo Magaalada Buuhoodle ay Maanta Ku Yeesheen Xildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka Buuhoodle Ayey Xilalkii Kaga Qaadeen Saleebaan Adan Cilmo Dheel iyo C/rashiid Faracade oo Labodooduna kamid ahaa Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Buuhoodle.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

Xildhibaanadaasi Ayaana Lagu eedeeyey inay ka Qayb Galeen soo Dhawayntii Madaxwayne Kuxigeenka Puntland ENG C/xamiid Camay oo Dhawaan soo Gadhay Buuhoodle.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=39589

Posted by on May 3 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:Golaha Deegaanka Buhoodle oo xilka ka qaaday Xubno kamid ah Golaha iyo Sababta-Video”

  1. Golaha deegaanku waxay muujiyeen dawladnimo, ama ha sax sanaadeen ama ha khaldanaadeen laakiin nadaamkii u yaallay ayey raaceen laba xubnoodna si nabadgelyo ah oo caddaalad ah ayey xilkii uga qaadeen. Waa intii uu garan waayey baarlamaanka Khaatumo iyo gudoomiyahooda sudhayo oo ay awood u waayeen iyagoo metalaya shacabka doortay inay la xisaabtamaan xukuumadda Galaydh lkn taa beddelkeeda ay ku milmeen oo aan iminka la kala garanayn golaha xukuumadda iyo golaha baarlamaanka ama madaxweynaha iyo afhayeenka baarlamaanka. Intaas golaha deegaanku fahmay ayey way fahmayaane ku toosi waayeen oo ay iska indha tirayaan illeen waa niman shaqadii loo igmaday iyo dawladdii lagu ogaa labadaba gabaye.
    Hambalyo Golaha Deegaanka Buuhoodle.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Ceegaag: ASC. Waar reer shiikh isxaaqoow, xoogaagiinaa yar ha iska kala tuurina. Adduunka meel doorasho xaq ahi ka...
  • ahmed: turaab ama ciidow adiga yaa ku gumaysta o aan kuu sheegee kuwa aan kula dhalan oo dhuloodii haysta ayaa...
  • Turab: Bismillaah Shacabka Boosaaso, waxa xukuma oo gumaysta, marba qofka u sareeya Bilaadu bint xukuumadahooda, ay...
  • Ceegaag: Bismillah, waxaan soo dhawaynayaa in komishinku si dhakhso ah ugu dhawaaqo natiijada doorashada. Markaa...
  • Rasta buuni: Waa vedio been ah..waa shirkii imbagaati