|

Daawo:Dowlad Deegaamka Sooaamlida Itoobiya oo maanta markale Gurmad Daawo ah soo gaadhsiiyey Buuhoodle-Video

Xukuumada Dawlad Deegaanka Itoobiya ee Madaxwaynaha Ka Yahay Abdi Maxamuud Cumar Ayaa Mar Kale Deeq Daawo ah Keenay Buuhoodle Waxana Deeqdaasi Loogu Talo Galay Dadka uu Ku Dhacay Xanuunka Shuban Biyoodka ee Dhawaan ka Dilaacay Buuhoodle” Waxana Deeqdani ay ahayd Markii Saddexaad

HALKANI KA DAAWO VEDIO

Agaasimaha Isbitaalka Daryeel Buuhoodle Dr Xasan Duran Ayaana Ka Mahad Celiye Deeqdaasi Xukuumada Dawlad Deegaanka Itoobiya Ugu Deeqday Isbitaalka Daryeel ee Buuhoodle iyo Goobaha Kale ee Lagu Daawaynayo Xanuunka Shuban Biyoodka.

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=39480

Posted by on May 2 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:Dowlad Deegaamka Sooaamlida Itoobiya oo maanta markale Gurmad Daawo ah soo gaadhsiiyey Buuhoodle-Video”

  1. War diida waxa qudhunka ah ee sunta ah ee amxaaro idiin keenayso walee anigu ma aaaminsani in itoobiya keenayso daawo dad soomaali ah lagu daaweeyee inag ahubiyam sidoo kale waxa Garoowe laga keeno waa xaaraane iska diida oo doqonkan beenta sheegaya 4 ambalaas baan keenay ina amey doqon, mida kale haiiba uu buuhoodle keenay wax, ma buuhodlaa dhulka dhulbahate dego, muxuu u soo dhaafay 20 magaalo isagoo soo maray xadka itoobiya maalin dhan, oo uu magaalad aka soo galay dhinava itoobiya doqn dooqn dhalay

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • Abdi: Habarta u sheeg.
  • haboon: xantii baa wax ka JIHDAAA , ma JIDHO iyo Waa JIDHAA..LOOL
  • Sooljoogto100%: Waxa hore loogu maah maahay Habar dhaliweydey Aleelo ku waalatay
  • farxiyo: test
  • NINA: ceegaag kkkkkkkkk meesha aniga iyo adiga nalama taraxo yaad u sheegi baaqa kkkkkkk