Home » April 30th, 2017 Entries posted on “April, 2017”

Daawo:Abwaan Ahmed Nuur Maxamed Cabdile oo Baaq Ka soo Saaray Colaada Koonfurta Sool

Abwaan Axmed Nuur Maxamed Cabdile oo Kamid ah Bahda Abwaaniinta ee Reer Khaatumo ee Kunool Wadankaasi NewsZeland ayaa Baaq u Diray Beelaha Walaala ah ee Ku Dagaalamaya Koonfurta Gobolka Sool Kuwaasi oo Colaadoodu in Mudo ah ay Taagnayd Waxaana uu sheegay in Loo Baahan Yahay in Colaadaasi La Damiyo.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   […]

April 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Qaramada Midoobay oo ka hadashay Xaaladda adag ee ka taagan Deeganada Khaatumo,Xanuunka Shubanka iyo Siyaasadaha jira-Video

Ninka lagu magacaabo Viset leyliya ku xigeenka isku xidhka hawlaha gargaarka bini aadanimada ee soomaaliya ayaa ka hadlay shuban biyoodka ka dilaacay deegaanada khaatumo iyo siyaasadu inay saamayn ku leedahay in gargaar loo fidiyo shacabkaasi. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wuxuuna yidhi Mr Leyliya isagoo ka hadlay arrimahaasi “Sool iyo sanaag cayn waa meelo ay ka […]

April 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Galmudug oo ku Hanjabtay in ay Joojin doonto Doorashada iyo sababta-Video

Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug Maxamed Xasan Geelle oo maanta Shir jaraa’id Ku qabtay Magaalada Cadaado ayaa si faah faahsan uga waramay Sababta keentay in dib udhacdo Doorashada. Berri waxaa la filayey in Doorashada ay dhacdo balse waxaa dib loo dhigay muddo Seddex maalin ah sabab lagu sheegay culeysyo jira. Warar hoose ayaa sheegaya in […]

April 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Xildhibaan dil Toogasho ah Diriqi kaga bad baaday kadibna sharafta ka qaaday Farmaajo,Muxuu yidhi-Video

Mid kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia ayaa Qarax loo dhigay  kaas oo la rabay in naftiisa lagu Khaarajiyo Xildhibaan Maxamuud Abuukaato oo ka mid ah Baarlamaanka Golaha Shacabka isagoo ka hadlay Arimo Xasaasi Ah. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Waxa uu Xildhibaanka ka bad baaday Qaraxaasi xilli uu marayey Xaafada Taleex isagoo sheegay inuu ka xun yahay […]

April 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Faroolle Cumar Cabdirashiid Qaybdiid iyo Muuse Suudi Yalaxow oo Xilal culus loo magacaabay iyo Hadal haynta Qab-qabla-yaasha-Video

Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankiida 27aad ee kalfadhiga 1aad ayaa doortay Guddiyada Joogtada ee golaha. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Kulankan oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa lagu doortay 9 Guddi oo ay xubno ka yihiin xubnaha Senatara-da. Hadaba halkan hoose ka akhriso magacyada […]

April 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Xisbiyadda Beesha Isaaq oo laga cabsi qabo in Dagaal dhiig badan ku daato uu ka dhex qarxo iyo Wadani oo Ku dhawaaqay Xabad-Video

Ciidamada Booliska ee magaalada Hargeisa yaa maanta Weerar ku qaaday Maxkamadda Hargeisa oo ay ka socotay Maxkamadaynta Xubno ka tirsan Xisbiga Wadani oo maamulka Talada haya, Mudooyinka u xidhnaa. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Xubanaha Xisbiga Wadani ayaa si kulul uga hadlay   Waxa maanta ka dhacay Hargeisa, waxayna Shacabka ugu Baaqeen   inay Iska Celiyaan […]

April 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Siweyn Ugu Siifidaya Degmada Widhwidh Ee G-Cayn Iyo Dad Udhintay

Widhwidh Xaalad Adag Ayaa Kajirta Degmada Widhwidh Waxaana Maalmahan Lasoodhaafay Ay Dadkani Ladaalaadhacaynayeen Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Siweyn Uga Dilaacay Bahada Caafimaadk Oo Saaka Warbaahintu Kubooqtay Xarunta Hooyada Iyo Dhalaanka Ayey Waxa Ay Sheegeen In Xaaladu Ay Meel Adag Marayso Halka Ay Jiifaan 90 4 Qofna Ay Udhinteen Xanuunka HALKAN KADAAWO MUUQAALKA Waxay Kahadaleen Arimo […]

April 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Ali Ibnu Daalib muxuu ka yidhi Warwarka iyo Warbahaarka-VIDEO.

Assalamu Calykum Waraxmatullahi Wabarakatuhu Qolo ayaa u timid Cali Ibnu Abi Dalib, waxa ay waydiiyeen ciidanka Allah ka ugu xooga wayn. Ciidamada Allah way ay badan yihiin laakiin si cajiib ah ayuu ugu jawaabay. Sheekadii dhex martay Cali iyo qoladaas hoos ka daawo. Fadlan sii faafi hadii aad awoodo. HALKAN KA DAAWO…   Horufadhi.com@gmail.com

April 29th, 2017 | Posted in diinta,wararka | Read More »

Daawo Video Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Kadilaacay Widhwidh Gudida Cafimadka G-Cayn Oo Deeq Gaadhsiiyey

 Widhwidh Xanuunka Shuban Biyoodka Mudadanba Kajiray Qaybo Kamid Ah G- Cayn Ayaa Waxa Uu Kabilaamay Degmada Widhwidh Iyo Degano Hoostaga Waxaana Dhul Jif U Ah In Kabadan 70 Qof Oo Isugu Jira Kuwo Fudud Iyo Kuwo Culus HALKAN KADAAWO MUUQAALKA Gudida Gurmadka Caafimaadka Gobolka Cayn Ayaa Yagu Maanta Yimi Yadoona  Ay Keenen Deeqo Biyo Iyo […]

April 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Sh.Dunida Caan ka ah oo Geeriyooday isaga oo Toos TV-ga uga akhrinaya Suuratul Al Mulk-Video

Sheekha dunida ugu caansan marka la yiraahdo akhriska qur’aanka kariimka ee u dhashay dalka Indonesia ayaa geeriyooday xili uu akhrinayay aayaatka Quraanka Kariimka, wuxuuna afka ku hayay suuratul Al Mulk ilaa ay ay nafta ka basdo. Sheikh Ja’afar Abdulrahman ayaa ka mid ahaa culumada ugu horeysa caalamka qur’aan akhriska, wuxuuna illaahey waafajiyay wanaag xili uu […]

April 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • dhunkaal: hadjakhley INA waran cadde weligiisba meelaha daciifka ah ayuu ka hadlaa waa doorshan ama xaar walwaal...
  • Fardojaan: Mahadsanid Sida Fudud Ee Aad Xilka Uga Tagtay Buuq La,aan. Waa Dimuqraadiyad in Qofku Is Casilo hadii Uu...
  • Ceegaag: SAHANKII NABADDA MIYAA SOCDAALKANI?
  • ahmed: ha bakhlayso waa iidoor iyo bakhdiisii adeer adiga oo iidoor ah miyaa imaan kara garoowe adiga biixi toona ma...
  • ahmed: Cid fahamtay ma jirto waxa aad soo qortay oo tirade badan madax iyo majo ma leh