|

Daawo:Faysal Cali Waraabe oo ay kaga dhagtay“Buuhoodle haddii Diyaarad ka degto waa xaalad dagaal,Ciidamaa laga qorayaa,,iyo wadadii-Video

Faysal Cali waraabe ayaa wuxuu Weerar afka ah ku Qaaday Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, Isagoo ka Xanaaqay in Soomaaliya Loo dhiso Ciidamo, Sidoo kale wuxuu sheegay inaan deegaanka Buuhoodle laga Qori karin wax ciidan ah oo hoostaga Dawlada Soomaaliya.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

“Meel aanu iska soo gaadhno ma jirto Ninka Reer Dayniile (Khayre), Buuhoodle ayaan ka dhisayaa ciidan Soomaaliyeed waa Dagaal la Iclaamiyey, Buuhoodle Xabad ula Tegi mayno, Laakiin Dawladda waxaan leeyayahay mar danbe hadii aysan Diyaarad kusoo degto Buuhoodle aynaan Fasaxin, Meesha Noo Baneeya waa inaynu wax iska Celinaa”

Dhinaca kale Faysal ayaa ku Shaambadeeyay Ciidamada inay Noqon doonaan Kuwa uu Qortay Madaxwayne Farmaajo.

Wararka Horufadhi.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=39231

Posted by on Apr 30 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Daawo:Faysal Cali Waraabe oo ay kaga dhagtay“Buuhoodle haddii Diyaarad ka degto waa xaalad dagaal,Ciidamaa laga qorayaa,,iyo wadadii-Video”

  1. Wadhac wadhac nin waallan. Habar baa ninkeedii ka masayrtay, baanu maqli jirey. Nin baa reer kale ku masayray, maanta ka hor maanu arag, mana maqlin.
    ALLOW SAHAL AMUURAHA.

  2. wax yar baa ka hadhay markii uu maryaha tuuri lahaa ee hala sugo bal u fiirsada kelmadiisa hore tan danbe ayay burinaysaa oo ka hor imanaysaa waxaase igala yaab badan kuwa ka hoos sacabinaya ee moodaya inuu wax wanaagsan ku hadlayo

  3. buuhoodle diyaarad aan somaliland iyo khaatumo estate fasax ka haysan kama soo degi karaan.

    khaatumo sida uu cali inagula heshiiyay waa inaan dhinac uga soo wada jeesanaa wixii gacan sadexaad ah oo saamayn ku leh deegaamada.

    qodobkaasi inakoo kaashanayna waxaanu leenahay waxii gacan sadexaad ah oo buuhoodle soo galaa waa in dhinac looga soo wada jeestaa,

    gacanta sadexaad waa cadahay, waa cadowga somaliland iyo cadowga khaatumo. that does not excluding somalia federal government.

    puntland and somalia federal government waa ta laga hadlayay. khaatumo cadowgeedu waa puntland waanu ku raacsanahay oo interest keeda waanu kala shaqaynay.

    kolka cadowga somaliland na waa dowlada federalka ee somalia, kolka khaatumo wa ku khasban tahay inay interest ka yaga inagala shaqayso.

    hadiise kale what is the point baynu heshiisyadan u wada galnay, hadaanay khaatumo interest ka yaga danaynayn.

    cali tabasho xaga dastuurka ah buu qaba oo dastuur shacabka jamhuuriyada somaliland min bari illaa galbeed illaa dhex baanu wada samaysan doonaa.

    dastuur ina wada qanciya oo taageera qaranimada jamhuuriyada somaliland oo aynu u wada simanahay baanu wada yagleelan karnaa.

    in the mean time khaatumo waa inay ilaalisa heshiis yada ay nala gasho. waayo puntland uun maahan cida lala dirirsan yahay xitaa waxaanu la dirirsanahay waa dowlada federalka ee somalia.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Dhaqane: Wax garad ka reer khaatumo waa ogyahiin waxa madaxweyne hasan u qabtay iyo waxa uu taraaga Somalidu waxay...
  • ahmed: abdi dee masayr ayaa ku haya adeer dalka yaa leh ma idinkaa leh dhulku waa dhul siciid harti leeyahay...
  • ahmed: Abdi/Hirad waxba laydin ka waydiin maayo ssc waayo iidoor ayaad tiheen ama qoliyhii cali khalif ayaad tiheen...
  • Hirad: Kkkkkl Magacyada waa leyska soo qortay kkkk IT era ayaa lagu jiraa i tus oo taabsii Ninkii shalay xasuuqii...
  • Abdi: La yaab malaha. Maamulka Puntland ayaa ku yidhi “Intaas dheh maanta”.