|

VEDIO” Dawlada Deegaanka Itoobiya oo Buuhoodle Gaadhsiiyey Gurmad Daawo iyo Shaqaale Caafimaad

Madaxwaynaha Dawlada Deegaanka Itoobiya Mudane Abdi Maxamuud Cumar Ayaa Deeq Daawo ah soo gaadhsiiyey Isbitaal Daryeel ee Magaalada Buuhoodle oo haatan ay Ku jiraan Bukaanada Cudurka Shuban Biyoodku soo Ritay” Waxaana Kaloo Madaxwayne Dawlada Deegaanku soo gaadhsiiyey Shaqaale Caafimaad iyo Raashin.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Waftigani Ayaana Waxaa Hogaaminayey Gudoomiyaha Gobolka Doolo Maxamed Abdi Bare Waxana Deegaanka Ku soo Dhaweeyey Garaad C/risaaq Garaad Soofe iyo Suldaan Siciid Cisnaam Cali Waxgaradka Deegaanka Buuhoodle.

 

Horufadhi@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=38451

Posted by on Apr 21 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

5 Comments for “VEDIO” Dawlada Deegaanka Itoobiya oo Buuhoodle Gaadhsiiyey Gurmad Daawo iyo Shaqaale Caafimaad”

  1. Mucaawinadan dawlada Itoobiya iyo DDSI keentay Buhoodle waa wax lagu farxo.

    Dadkaa dhiban hadii walaalahood u soo gurmadaan qofka ka soo horjeestaa waa ximaar caqligu futada kaga jiro!

    Caawimadaan waxay tusaale cad u tahay in shantii Soomaaliya oo mid walba is maamulayo haday isfahmaan inay noqon karaan awood ixtiraam ku leh geeska Afrika.

    Haday fahmaan maangaab-ka Xamar iyo Xalane sangudhuudhigu ku ilaaliso!

    Viva Shantii Soomaaliya

  2. Waxaan dhegaystay ina camay oo 4 asbuuc ka hor sheegay i;

    – Inaan Buuhoodle ka jirin cudur shuban ah oo ka dilaacay!!!

    Waxaan dhegaystay ina camay oo 3 casho ka hor oo sheegay;

    – In aanay Buuhoodle ka degi karin diyaarad aan Puntland ka haysan ruqsad!!!

    @ idoor yare

    Ina Camay waa Horgalihii ugu dulisanaa dhulbahante, ugu maskax xumaa, ugu xaqiirsanaa, cadowna ku ah binaa, nimada.

    Dadkuu ka dhashay oo cudur iyo abaar isugu darsantay ayuu rabaa inuu afka u dhigto gargaarka umada muslinka iyo kuwa bina, aadanimada jecel.

    @ idoor yare munaafaqaa dhiiga laga miiray ayaad amaantaa.

  3. Maanshaa allah madaxwaynaha dds cabdi maxamuud cumar wuu ku mahadsanyahay sida fiican eeehelnimada
    Leh ee uu ugu soo gurmaday shacabkiisa ama tolkii.

  4. Usbuuca soo socda waxaa dekada Ber Bera ka soo degaya markab sida mucaawmimo u sida dadka ku dhiban Buuhoodle iyo nawaaxigeeda.

    Ina Camay ma joojin karaa?

    kkk
    kk
    k

  5. laaleys

    inna camey adi iiyo hooyadaaba buuhoodle wuu ka celinayaa soo isagu mala dadku na dadkisii maahan maxaa kaa khuseeyo adigu

    isaaq waxaan ku nacay in ay dhulbanante ka daba yuusanyyaan maahan meel ma is taagi karaan duli

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • NINA: dhulbahnte in dhexdooda ay badawnimo isku caayaan ma aha buuhoodle taariikhda halgankii soomaaliyeed baa...
  • NINA: wafdigii gurmadka ahaa iyo shacabkii buuhoodle ee is arkay ayaa markii loo dulqaadan kari waayey laga soo...
  • NINA: maamulka degaanka soomaalida itoobiya waa waajibkiisa inuu deeqda xaqooda soo gaadhssiyo buuhoodle inta xadaka...
  • NINA: kan waa sambac ciyaalka xaafada ah.mr shuluq burtinle.horta burtinle saw xuduuda galmudug ma aha kkkkkk
  • Ceegaag: Qoftan Huruuse wadata waa iidoore hallayska ilaaliyo! Fiiri, dhabayaco waa tolkeey ee waxba ha ii bahalo...