|

Daawo Haweenay Hargeysa ka tagtay oo muqdisho dadkiina ka ilmaysiisay + TEDX Iyo Maanso Xiiso Leh +VIDEO

Abwaanad Naciima Qorane oo ah abwaanad da’yar oo kasoo jeeda waqooyiga soomaaliya gaar ahaan magaalada hargeysa ayaa barnaamij ay soo qaban qaabisay Hay’da (Tedx) kaga qayb gashay magaalada muqdisho islamarkaana halkaas kajeedisay maansooyin & hadalo dhiirigelin u ah qofkasta oo soomaali ah,

HALKAN RIIX VIDEO DAAWO 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=38441

Posted by on Apr 21 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo Haweenay Hargeysa ka tagtay oo muqdisho dadkiina ka ilmaysiisay + TEDX Iyo Maanso Xiiso Leh +VIDEO”

  1. Soomaali aan gaala raac ahaayn
    Iyo gumeeysta Taageer. Kareeyska a inuu kaafuraan gabaya hay kuurajeeynayaa. Gobanimada kunooloow waajibkaagaa gudateen.

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • NINA: dhulbahnte in dhexdooda ay badawnimo isku caayaan ma aha buuhoodle taariikhda halgankii soomaaliyeed baa...
  • NINA: wafdigii gurmadka ahaa iyo shacabkii buuhoodle ee is arkay ayaa markii loo dulqaadan kari waayey laga soo...
  • NINA: maamulka degaanka soomaalida itoobiya waa waajibkiisa inuu deeqda xaqooda soo gaadhssiyo buuhoodle inta xadaka...
  • NINA: kan waa sambac ciyaalka xaafada ah.mr shuluq burtinle.horta burtinle saw xuduuda galmudug ma aha kkkkkk
  • Ceegaag: Qoftan Huruuse wadata waa iidoore hallayska ilaaliyo! Fiiri, dhabayaco waa tolkeey ee waxba ha ii bahalo...