|

Axmed Madoobe oo ka hadlay xukuumada farmaajo & heshiisyo cusub oo lagaadhay +video

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay xiriirka ka dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada in uu yahay mid wanaagsan.

Waxa uu sheegay Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada dalka in u ka dhaxeeyo wada shaqeyn iyo wadatashi, mar walbana ay ka wada hadlaan waxyaabaha soo kordha.

RIIX HALKAN: DAAWO MUUQAALKA

Sidoo kale Axmed Madoobe ayaa sheegay in labada dhinac ay ka wada hadlaan mar walba arrimaha ammaanka, maadaama Dowladda Federaalka iyo Maamulada Hoose ay Dagaal kula jiraan Shabaab.

Hadalkan ayuu sheegay Madaxweynaha Jubbaland kadib markii shalay uu dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo, isaga oo ka tagay Magaalada Muqdisho oo uu uga qeyb galay shir.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=38442

Posted by on Apr 21 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Axmed Madoobe oo ka hadlay xukuumada farmaajo & heshiisyo cusub oo lagaadhay +video”

  1. Dawladda Soomaaliyeed waxa taliyaal ka noqday Guddoomiyeyaal (Badhasaabyo) shan gobol: Puntland, Jubbaland, Hirshabeelle, Galmudug, iyo Koonfur Galbeed. ALLOW SAHAL AMUURAHA.

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • NINA: dhulbahnte in dhexdooda ay badawnimo isku caayaan ma aha buuhoodle taariikhda halgankii soomaaliyeed baa...
  • NINA: wafdigii gurmadka ahaa iyo shacabkii buuhoodle ee is arkay ayaa markii loo dulqaadan kari waayey laga soo...
  • NINA: maamulka degaanka soomaalida itoobiya waa waajibkiisa inuu deeqda xaqooda soo gaadhssiyo buuhoodle inta xadaka...
  • NINA: kan waa sambac ciyaalka xaafada ah.mr shuluq burtinle.horta burtinle saw xuduuda galmudug ma aha kkkkkk
  • Ceegaag: Qoftan Huruuse wadata waa iidoore hallayska ilaaliyo! Fiiri, dhabayaco waa tolkeey ee waxba ha ii bahalo...