|

Masar oo saldhig militari kasamaysatay Eriteria & Ethiopia oo Dagaal isku diyaar garaysay +Video

Kadib markii uu soo baxay saldhigMilateri oo ciidamadda Masar lagu soo daabulayo dalka Eratriya ayaa wafti wasiiro ah oo uu horkacayo wasiirka arimaha dibada Itoobiya Workneh Gebeyehu ka degay dalka Masar,waxaana uu si toosa wadahadal ula yeesheen wasiirka arimaha dibada Masar Sameh Shoukry iyo Madaxwayne Sisi.

Waftiga Itoobiya ayaa warbaahinta Masar fariin toos ah uga gudbiyay shacabka Masar sheegayna inay waligeed Itoobiya Cadow ku ahayn Masar isla markaana biyo xidheenka Itoobiya dhaawacaynin shacabka iyo dalka Masar,waxaan diyaar u nahay inaan inigala shaqayno in aan iniguqancino talaabo kasta oo labada dal iskusoo dhawaynaya horumar keenaya ayuu wasiirka arimaha dibada Itoobiya shacabka Masar warbaahinta uga gudbiyay.

HALKAN RIIX VIDEO DAAWO

Socdaalka waftiga Itoobiya ayaa lagu sheegay mid lama filaan ahaa kadib markii Itoobiya kacdoonka dalkeeda ku eedaysay dawlada Masar kuan sheegtay shirqool shisheeye usoo maleegeen.

Dhanka kale wargaysyada Carabta iyo Sudantribune ayaa cadeeyay in Masar saldhig milateri ka heshay dalka Eratria Sucuudiga iyo Emaratkuna ka caawiyeen,isla markaana guul u tahay in Masar danaheega ka ilaashato wadanka Eratria taasi oo cabsi iyo walwal baaxad leh ku abuurtay Itoobiya oo imika bilowday inay baryoontanto oo Masar isku daydo inay la heshiiso.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=38358

Posted by on Apr 20 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • NINA: dhulbahnte in dhexdooda ay badawnimo isku caayaan ma aha buuhoodle taariikhda halgankii soomaaliyeed baa...
  • NINA: wafdigii gurmadka ahaa iyo shacabkii buuhoodle ee is arkay ayaa markii loo dulqaadan kari waayey laga soo...
  • NINA: maamulka degaanka soomaalida itoobiya waa waajibkiisa inuu deeqda xaqooda soo gaadhssiyo buuhoodle inta xadaka...
  • NINA: kan waa sambac ciyaalka xaafada ah.mr shuluq burtinle.horta burtinle saw xuduuda galmudug ma aha kkkkkk
  • Ceegaag: Qoftan Huruuse wadata waa iidoore hallayska ilaaliyo! Fiiri, dhabayaco waa tolkeey ee waxba ha ii bahalo...