|

DAAWO- Soo dhaweyntii M/Weyne Galaydh ee Laascaanood oo dhamaystiran Full-Video+SAWIRO.

Madaxweyne Ali Khaliif Galaydh ayaa ka degay Gollay-Yeedhay Laascaanood, ka dibna wuxuu markiiba wuxuu u ambabaxay magaalada Widhwidh ee G Cayn, halkaasoo uu ku sii hakan dona ka hor inta uusan ku laban Buuhoodle.

HALKAN KA DAAWO….     

Gudoomiyaha barlamaanka ayaa warbaahinta uga warbixiyey safarkoodii iyo wada hadaladii maamulada KH IYO SL.

HORUFAHDI.COM@GMAIL.COM

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=36910

Posted by on Mar 31 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

5 Comments for “DAAWO- Soo dhaweyntii M/Weyne Galaydh ee Laascaanood oo dhamaystiran Full-Video+SAWIRO.”

  1. Maansha allaah

    Nabadaa leh naas la nuugo. Cali Khaliif oo siigada gaadhiga Gen. Dolaal aan latusi jirin waakuwaa maanta Laaska laabta laabta isu saaray! kkk

  2. Idoor yare

    Commenkaa-gii aad meesha soo dhigtay mee?

    Ma Laalays baa masaxay?

  3. Gabadh khaatumo

    Guuuuuuuuuuul beelweynta dhulbahante Nasrigu waa dhow yahay hantiyey macaan waa tii aan hoy aan hoy lagaa odhaney airport dhulbahante baa leh ninkii qaxooti ku ah dhulka dhulbahante goodby
    iidooooooooor yare iyo laaleys==laaluush goodby

  4. Soo dhawaada
    Viva khaatumo
    Viva Somaliland

  5. siyaada madaxweynaha cali khaliif siyaasiyiinta isaaq ee siyaad baradka iska daayaa siyaasiyiinta waa weyn ee xamar jooga xitaa uma ba bac dhigi karaaan wataas si nabad laaska uga soo degaya ugana dhoofaya si nabad isagoo aaminsan mab diiisii siyaasadee iyo maamulkiisiiiiba

    siyaasaad ku soo bodo maahan

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.