|

Daawo- Faysal Waraabe oo ku dhawaaqay dagaal ay la galayaan Dawladda Federaalka & Wada hadaladii Khaatumo oo uu sheegay inaan arimihi waa weynaa la gelin-weli-VIDEO.

Faysal Ali Waraabe ayaa ka hadlay Hargaysa oo uu ku soo laabtay, wuxuuna ka hadlay hadalkii ka soo yeedhay R/Wasaraha Soomaaliya Xasan Ali Khayre ee ahaa inay ilaalinayaan midnimada Soomaaliya maamulka Somaliland la soo dudumo celindoono.  Wuxuu sheegay inay u diyaarinayaan ciidamo xoogan oo la dagalaamaya Dawladda Soomaaliya, wuxuuna sheegay inay isu diyaarinayaan dagaal dabadheeradaa, asagoo si weyn u aflgaadeeyey madaxda beesha Hawiye ilaa Ali Mahdi, kuna tilmaamay ”DAD QASHIN QUB LAGA SOO SAARAY”’.

Sidoo kale waxa uu soo hadal qaaday wada hadaladii Jibouti ee Khaatumo iyo SL wuxuuna sheegay inaan hawlihii muhiimka ahaa laga wada harlin basse bodax gur la wado asagoo sheegay in yoolku yahay Somaliland oo la mideeyo.

HALKAN KA DAAWO…

Faysal Waraabe oo aad u cadhaysnaa ayaa daadifeeyey dadyoowkale oo Dumarka beesha reer Sheekh Isaxaaq ka mid yihiin.

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=36883

Posted by on Mar 31 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Daawo- Faysal Waraabe oo ku dhawaaqay dagaal ay la galayaan Dawladda Federaalka & Wada hadaladii Khaatumo oo uu sheegay inaan arimihi waa weynaa la gelin-weli-VIDEO.”

  1. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Faisal Burco iyo Hargiesa dastuurka somaliya bay noogu yaalaan ee adigu somaliyadiid Hadad tahay dalka nooga bax .

    Walee Malin baa iman Ciidanka qaranka dalkeena Somaliya ku caydhsandoonaan oo Ka saaridoonaan hadhka yar ee Hargeisa una carari doontid xeryihii qaxootiga dulcad iyo daroor . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Waxba hadhka ha Ka saarin shacabka isaaq ee hore Geeleyda xaqootiga ugu Cunay daroor camps . Lolz

  2. Faisal Buuhoodle baad dhaafiweydaye Ma ciidanka Somaliya baad Isla celinkarta eesh calaa waali . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Mise xasuuq kale baad rabta kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Horta barigii Hargiesa wada noqotay qaxooti ee dulcad isku shubeen xagee adigu u carartay ? Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Major General Morgan baa yaabay kkkk

  3. faysal flim kartoooon waa nin waalan

Leave a Reply

Recently Commented

  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...
  • Turab: Bismillaah Baafin, maamulkii Khatumo xagee ku danbeeyey. Intii uu Buhodle joogay cawey u ahayd ummadda reer...