|

Daawo:Golaha Wasiirada Somalia iyo Kulankoodii ugu horeeyay Khayre oo Shuruud yaab leh ku xidhay iyo Hoobiye,yaal-Video

Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kulankoodii ugu horreeyey kadib markii uu shalay ansixiyey baarlamanka.

Shirka golaha wasiirada ayaa waxaa guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Xasan Cali Kheyre, waxaana looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin abaaraha iyo amniga.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Kheyre ayaa wasiirada amray inay buuxiyaan Foom ay ku cadeynayaan in xubin kasta oo ka mid ah golaha uu waajibkiisa u guto si daacad ah, aamin ah, ayna soo bandhigaan macluumaad rasmi ah oo ku aaadan hantida gaarka ah, iyada oo la waafajinayo sharciga, si loo helo isla xisaabtan dhab ah.

Shirka maanta ayaa dhacay ayada oo dhowr hoobiye ay ku dhaceen xaafado ku dhow xarunta madaxtooyada, waxaana ku dhaawacmay toddoba qof

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=36850

Posted by on Mar 30 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...