|

Daawo- Jaaliyaddaha Khaatumo ee gobolada Maraykanka oo si adag hadlay shirkii Sabtidii ee Ex-G11+Cabasho Su’aalihii oo shacabkii Khatumaysnaa loo diidey-VIDEO.

Jaaliyadaha Khaatumo ee degan dunida dacaladeedda oo shir dhanka Telephone ka ah ku yeeshay gudaha qolka Telephonadda ee Tayo oo ay aasaaseen jaaliyadda Khaatumo ee Maraykanka ayaa si weyn u dhaliilay xubnihii gudigii G11 oo dhowaan iyagu eedayn usoo jeediyey maamulka Khaatumo.

Xubnaha u hadlayey jaaliyadaha isugu yimid shir Telephone ka ayaa sheegay in xubnaha EX G11 ay wadaan hagardaamo ka dhan ah maamulka iyo shacabka Khaatumo aana loo dulqaadan karin markan hab dhaqankoodda. Dadku waxay lad uga cadhoodeen ayadoo su’aalihii shacabkii Khaatumo ahaa loo diidey, waxayna sheegeen in dadkii Puntland taageersanaa iyo ururo kale oo hada ay sameysay Puntland su aalaha la siiyey, ayagoo cabasho ka muujiyey qaabkii loo daadihiyey shirka oo ay ka muuqatay Faquuq.

“Waxaanu taageersanahay maamulkayaga khaatumo anagaa dhisanay anagay na metelaan maanta guul baa noo soo hoyatey waxaan uga digaynaa nimanka EXG11 inay ka waan toobaan dhibaataynta shacabka iyo maamulka Khaatumo”, ayuu yiri mid kamid ah xubnaha u hadlay Jaaliyadaha.

HALKAN kA DAAWO MUUQAALKA 

Iyagoo hadalkooda sii wata ayay sheegeen in xubnaha EXG11 ay doonayaan inay minja xaabiyaan maamulka Khaatumo taasoo ay ka digeen tilmaameena inaysan u suurta geli doonin “Cidkasta oo maamulka Khaatumo ka hor timaadda wax aanu ka maqlaynaa ma jirto”, ayay hadalkooda raaciyeen.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=35752

Posted by on Mar 20 2017. Filed under fikradaha, suugaan, wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

6 Comments for “Daawo- Jaaliyaddaha Khaatumo ee gobolada Maraykanka oo si adag hadlay shirkii Sabtidii ee Ex-G11+Cabasho Su’aalihii oo shacabkii Khatumaysnaa loo diidey-VIDEO.”

  1. Hambalyo iyo salaan baanu u dirayna dadkan cambaarayna EX-G11. Anaga oo ah dadweynaha reer Khatumo State waa la cambaaraynayna odayaashan. Waxaan ku dhahayna waxaad tihiin waayeel, odayaal mutacalimiin ah. Sida darteed, khalad waa dhaca, waase lasaxa wixii khaldan. Haddaba, idinna khaladkiinan saxa oo iska dhawra dhib aad gaadhsiisaan dadkiina iyo dalkiina hooyo. Mahadsanidin.

  2. Dadkii waxay moodayaan in Khaatumo ay tahay Cali Khaliif Galaydh…Maaha Khaatumo waa Shacab Weynaha Dhulbahante ee diiday Gunnimada ragga qaar wadaan.

    Maxaad ku canbaarayn odayaasha, Soomaalilaand buu galay caliye, ma Soomaalilaand bay la soo galaan. Cali Ma Metelo Shacabka Dhulbahante iminka ee wuxuu metelaa naftiisa.

    Arimaha ha la kala guro had iyo jeer.
    hana ii soo jawaabina ee nin walowba sidaad doonto yeel……

  3. Cali Khaliif Lagaray Shacabka Khaatumo ee dhibana lagaray.
    Odayaashan Aqoonyahanka ah ee USA ku raaxaysta ee diiday inay habeen keliya Jamhadeeyaan ama Ee diiday inay hogaanka khaatumo qabtaaan iyagoo iska dhawraya dhibaatada iyo xabada iyo duruufihii adkaaa ee calikhaliif ugu badheedhay maxay maanta doonayaaan

    Ma tacabkii shacabka khaatumo u soo dhintay ee u soo rafaaday ee calikhaliif Danihiisa u baylihiyay ee duurgalka uu u noqday bay doonayaan inay cidla iyo damdam kula wadaagaaan kkkkk waa waxaan marnaba suuroobayn

    Guuusha iyo wanaaaga Dhibaato ayaa ku Gadaaaman nimaan usoo dhibaatooona Shaarubaha loosaari maaayo ee Kadaaya Shacabka khaatumo Dibin Daabyada

  4. KHAATUMO HA NOOLAATO HA JIRTO HA JOOGT WAAD MAQLEYSEEN BAARLAMAN KU SHEEGE SOMALI WAQOOYI WAXAY KU HADAAQAYEEN
    OO AHAYIID KHAATUMO HA NOOLAATO WARA WACAN OO LO0O BOOGO
    WEEYE
    BAL KAN (DABA QOODHIGAH)EE REER KHAATUMO MAXAA HAYAA EE DOONAYA???ANIGU MA GARAN WAA SUAAL????
    MAXUU IS LEEYAHAY MUSHAHAR KA YAR EE UU KA HELO IDOOR
    BAAD WAAYI??????MA MA AAN FAHMIN.
    DHEG YAAN LOO DHIGIN WAXII UMMDDA REER KHAATUMO DAN U AH
    HA LA WADO GEED KASTE IYO MEEL WALBA OO DANI UGU JIRTO UMMDDA REER KHAATUMO HADDAY NOQOTO WADA HADAL REER
    SOMALI LAND IYO MID DHULBAHANTE GUDIHIISAH LAAKIN MAAMULKA
    (MAXMUUD SALEEMAN UF EE LA MAGAC BAXAY BUDHLAND UF.

  5. Wiil- Cumar- Wacays

    G11 HALA XUUSHMEEYO WAA RAG CULUS OO LOBAHANYAHAY, waxan ayagana leenahay, Midnimafa Khaatumo Adkeeya, oo shacabkiina rabitaankisa iyo Galaydh uu dibicsanada.

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented

  • Darwish: Hadii aan dalka hub kadhig is runihi oo muqdisho kabilaabantay Kadhicin doowlanimadeenu musuurta Ge Laso....
  • Wiil- Cumar- Wacays: Dhulbahantow Cadoowgeenu wuu badanyahe an is deyno, oo daamiir, dhiig, danqasho, talo, Horumar...
  • ali: waxaaban qabaa in loo sameeyo ID card lagu aqoonsado kuwa inala fikirka ah, si kuwaas uun kaligood wax kasta...
  • ali: reer koonfurku waxay maamulayaan waa intaa isla reer koonfureedka ah ee federal deal ka wada galay hadaan se...
  • ali: somaliland inay somalia tahay cida qudha ee ka sheekaysa kuna dawakhday kunana camal seegtay waa idinka, ee reer...